Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud Taliyaha Nabad-sugidda Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo
Wasiirka Batroolka iyo Macdanta XFS Cabdirisaaq Cumar Maxamed Kulan ku sabsanay Amniga Magaalada Beledweyne oo xumaaday iyo dilal ka dhacay Iyo Waliba Kufsi in ka badan 6 bilood.
Kulaankaas ayaa loga hadlayey Sii loo geeyn lahaay Ciidamo Xasiliyo Amaanka Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan wana leysku afgartay
Xogtan oo ah Mid Dahsoon waxa heshay Radio Halgan
Magaalada Beledweyne
oo ka hartay Magalooyinka lagu aas asaay Dalka Sida Muqdisho Hargeysa, Kismaayo Baydhaba, Gaalkacyo iyo Beledweyne.
Iskastaba ahaate Magaalada Beledweyne ayaa maanta tagan 1991-dii Buburkii dalka taariikhdu Maanta waa 03/09/2024. Waa Magaalada maanta ugu ayaanka daran.
Waxii warar oo ku soo kordho kala soco marwlba Ish Warar radio Halgan