Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Xog: Maraykanka oo u kala dab-qaadaya Abiy iyo Xasan

    Xog: Maraykanka oo u kala dab-qaadaya Abiy iyo Xasan

    By radiohalgan.comFebruary 28, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Dowladda Maraykanka ayay wararka sheegayaan in ay aad isugu dhabar jabinayso in wax uun isfaham ah dhex dhigto Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed iyo Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud.

    Hawshan waxaa si gaar ah u gashay haweenayda Maraykanka u qaabilsan Afrika Phee Molly, oo ah kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibedda ee arrimaha Afrika, taas oo doonaysa in xaaladda ku dhamaato guul labada dhinac ay dareemayaan.

    Waxaa laga soo xigtay iyada oo leh β€œDoonista Itoobiya ee deked ganacsi waa arrin daw ah, balse waa in lagu xaliyaa dariiq ah in dowladda Federaalka Soomaaliya loo maro.”

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wadahadalka ku xirey shuruud ah in marka hore Abiy ka laabto Is-fahamkii Somaliland lala galay, kadibna meel eber ah wax laga bilaabo.

    Itoobiya ayaa durba Maraykanka toosh ugu ifinaysa heshiisyada ay Dowladda Federaalka la gashay Turkiga iyo hadalada kasoo baxay Masar, waxayna sheegeysaa in xaaladda ay uga soo darayaan.

    Maraykanka oo laftiisa ul booc ah ugu kutubaya Itoobiya, ayaase Itoobiya la qaba dareenka ay ka muujiyeen Turkiga, waana sababta uu heshiis degdeg ah ula gaaray DF, heshiiskaas oo midabbo badan yeelan kara.

    Madaxweyne Xasan oo hadlay ayaa bidhaamiyay quwado kale oo waaweyn heshiis la geli karaan wuxuu shir jaraaid ka yiri β€œHeshiiska Turkiga nagama hor joogsanayo in aan cid kale kula heshiino badda,” hadalkaas oo loo fasirtay in uu ula jeedo Maraykanka.

    Balse Maraykanka waxa ay kalsooni aad u weyn ku qabaan Dowlad Goboleed federaalka ka mid ah, iyaga oo xitaa Madaxweynaha ka codsaday in uu ogolaansho ka keeno madaxweynaha maamulkaas ka hor inta aanan la saxiixin heshiiskii Afarta Xero ee dhowaan Muqdisho ku wada saxiixdeen.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.