Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025

      Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Godka Jilicow ?.

      October 4, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Khasaare ka dhashay qarax ismiidamin ah oo ka dhacay dalka Pakistan

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif ayaa si kulul u cambaareeyay weerarka Al-Shabaab ku qaadday Godka Jilacow

      October 4, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Xog xasaasi ah oo lagga hellay Vila Somalia ayaa shegeysa In magaalo ka mid ah Hiiraan iyo Sh.dhxe balse si sax ah loo shegin maaceeda laga dhisi rabo 4 Teendho

    Xog xasaasi ah oo lagga hellay Vila Somalia ayaa shegeysa In magaalo ka mid ah Hiiraan iyo Sh.dhxe balse si sax ah loo shegin maaceeda laga dhisi rabo 4 Teendho

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMarch 2, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xog lagga hellay Vila Somalia ayaa shegeysa In magaalo ka mid ah Hiiraan iyo Sh.dhxe balse si sax ah loo shegin maaceeda laga dhisi rabo 4 Teendho

    Q/W Iiban Qoono

    Afeef: Maqaalkan & kuwa kale ee ku soo baxa bogga Aragtida dadweynuhu waxa ay gaar u yihiin Qoraaga sheekada kamana turjumayaan Aragtida Radio Halgan

    Ugaas Yousuf Ugaas Hassan Ugaas Qaliif Ugaas Rooble oo Hirshabelle wax ka dhisi rabba,

    Xog lagga hellay Vila Somalia ayaa shegeysa In magaalo ka mid ah Hiiraan iyo Sh.dhxe balse si sax ah loo shegin maaceeda laga dhisi rabo 4 Teendho

    Teendhadda 1-aad Ugaas Yousuf (Xawaadle)
    Teendhadda 2-aad iimaam-ka (abgaal)
    Teendhadda 3-aad Madaxweyne Hassan

    Teendhadda 4-aad waxaa ku wadda kulmi doonna Ugaas Yuusuf iyo Imaam-ka Abgaal Madaxweyne Hassan Sheikh ayaanna ka suggi doonna war cad iyo waxa ay ku heshiin doonnaan labada Dhaqan.

    Haddii ay ku heshiiyaan qaab-ka ay Hirshabelle noqon doonta iyo sidda wax loo kalla qeybsan doonna wax waliba waxa ay ku soo dhamaan doonnaan ninkii Xil rabboow ka raadso Qabiilkaada

    Teendhadaas haddii laggu heshiin waayo oo Ugaas-ka iyo Immaam-ka heshin waayaan waxa soo farra gelin doonna Madaxweyne Jamhuriyada Federalka Somalia Hassan Sheikh Mohamud.

    Madaxweyne Hassan Sheikh kamma bixi doonna Teendhadda illaa laggu heshiiyo dhismaha cusub ee Hirshabelle, wax walibana waxa culeys u yeeli doonna labadda Masuul ee kalla hogaamiya Abgaal iyo Xawaadle, Hiiraan iyo Sh.dhxe.

    Ugu Danbeentii Waa damac Viila Somalia laga helayo oo ku saabsan dhismaha Hirshabeelle Cusub 

    Iiban Qoono

    Afeef: Maqaalkan & kuwa kale ee ku soo baxa bogga Aragtida dadweynuhu waxa ay gaar u yihiin Qoraaga sheekada kamana turjumayaan Aragtida Radio Halgan

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

    October 12, 2025

    Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

    October 12, 2025

    Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

    October 4, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.