Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      NISA oo sheegtay in la beegsaday guri ay ku shirayeen Al-shabaab oo ku yaala Jubbada Dhexe

      January 15, 2026

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Xisbiga Himilo Qaran oo ku baaqay in xal degdeg ah loo helo maqnaashaha Puntland ee shirarka GWQ

    Xisbiga Himilo Qaran oo ku baaqay in xal degdeg ah loo helo maqnaashaha Puntland ee shirarka GWQ

    By radiohalgan.comMay 19, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xisbiga Himilo Qaran oo ka mid ah Xisbiyada ugu weyn ee dalka ayaa warsaxaafadeed waxa uu ka soo saaray shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka, kaas oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyey May 17, 2024-ka, iyada oo ay ka soo qeyb galeen madaxda dowladda dhexe iyo kuwa Maamul Gobaleedyada marka laga reebo Puntland.

    Warka ka soo baxay Xisbiga uu Hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna xubin ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa madaxda Golaha Wadatashiga Qaranka u soo jeediyey in mudnaan gaar ah la’iska saaro xaaladda cimillada adduunka oo saameyn ku yeesha geeska Afrika.

    “Maadaama cimilada adduunku isbedel ku dhacay, gaar ahaan geeska Afrika, in ay cayimaan quburo diyaarisa qaabka ugu haboon ee loola tacaali karo fatahaadaha iyo daadadka roobka ee soo noqnoqday iyo sida ugu wanaagsan ee loogu gurman karo dadka ay roobka waxyeeleeyeen, una soo bandhigaan shacanka raba in ay u gurmadaan walaalahood,” sida lagu yiri warsaxaafadeedka ka soo baxay Xisbiga.

    Xisbiga ayaa Golaha Wadatashiga ugu baaqay in si degdeg ah xal loogu helo ka maqnaasha shirka maamulka Puntland oo shirarkii ugu dambeeyey aysan qeyb ka ahayn, “Mabaadii’da uu kudhisanyahay Golaha Wadatashiga Qaran waa wadar ogol, waxaan ogsoonahay in dhowr shir ay Puntland ka maqantahay, sidaa daraadeed waa in xal deg deg ah loo helaa kala maqnaansha GWQ.”

    Sidoo kale Xisbiga ayaa xusay in ay muhiim tahay sidii mas’uuliyad gaar la’isaga saari lahaa khilaafka ka taagan qaabka dhameystirka Dastuurka, iyo in dib u eegisa lagu sameeyey qorashaha dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab oo dalka ka socda.

    Warsaxaafadeedka ka soo baxay Xisbiga Himilo Qaran ayaa ku soo beegmaya xilli todobaadkii hore Muqdisho lagu soo gabagabeeyey shirka Golaha Wadatashiga Qaranka, kaas oo laga soo saaray Warsaxaafadeed mugdi galiyey qodobadii ugu muhiimsanaa ee madaxdu kuwada gorfeeyeen shirka.

    Halkaan hoose ka akhriso warsaxaafadeedka oo dhameystiran

    May be an image of text

    May be an image of text

    Radio Halgan

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.