Xildhiban hore ahna lataliyaha MXS Xanafi Howlaha Xasilinta iyo nabadeyinta ay ku howlanyihiin Madaxda aminiga dowlada fedaralka somaliya waa muhimad hortabinteeda leh oo loo baahanyahay
Marxalada maanta ay ku sugantahay magalada bbaladweyne.
-In muda ah magalada baladweyne waxaa ka jiray amini daro sameysay dhamaan bulsha-weyta reer hiraan ayada oo lagu xad gudbay nafta iyo maalka iyo sharafka iyo qiyamka ay lahaayeen shacabka reer hiiraan.
—Waa arin foolxumo badan kuna habooneyn reer hiiraan in lagu sundo dad jecel fowdada iyo burburinta dowladnimada somaliyeed ay oo tariiqdii hore
Hormuud ka galeen dowlad dhiska iyo jaan goyinta
Siyasada somaliya iyo wiliba xornimo udirirka iyo
Difaaca dalaka ,nagu filan tusaale sheikh cali Jimcaale’i
Iyo adan cabdule cusmaan(Adan cade) oo ahaa
Astaan qaran.
—waa lama huraan in ay helaan reer hiiraan xasilooni
waarta lana jaan- qadaan umadda somaliyeed oo
Maanta Higsaneysa hor- umar iyo xasilooni siyasadeed mid amini iyo mid dhaqaale.
*Si loo gaaro hadafka xasilinta amniga waa in latixgiliyaa qodobada qodobada hoos ku qoran*
1- waa in dhamaan qeybaha bulshda ay lashaqeyaan lamaha aminiga ee dowlada federalka somaliya si loo
helo Amni iyo xasilooni iyo sareyinta sharciga.
2-waa in dhaqanka reer hiiraan qataan dowkooda
wacyi-gilineed iyo nabadeyinta guud ahaan gobolka
Hiiraan.
3- waa in mamulada ku abuurmay fowdada iyo sharci darada laga saraa magalada baladweyne si loo
Xakameeyo amnidara ka jirta magalada baladweyne.
4-waa in dib loo dhaqan giliyo garsoorka iyo hay,adaha amniga,booliska iyo nabad sugida si loo helo cadald.
5-waa in hayadaha sama -falka ay ka qeyb qataan
Howlaha gurmadka shacabka baladeyne.
6–Waa in macawisleyda la,abaal mariyo ayna qeyb ka noqdaan Ciidamada xogga dalka somaliyeed.
W/Q xildhiban hore ahna lataliyaha MXS
هُ ۚ إِنْ أُرِيدُ إِلَّا الْإِصْلَاحَ مَا اسْتَطَعْتُ ۚ وَمَا تَوْفِيقِي إِلَّا بِاللَّهِ …