Close Menu
    What's Hot

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026

    DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

    February 24, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

      February 24, 2026

      Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

      February 24, 2026

      DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

      February 24, 2026

      Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa cambaareeyay afduubka iyo xadgudubka loo geystay wariye Cabdixafiid

      February 24, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

      February 24, 2026

      Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

      February 24, 2026

      DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

      February 24, 2026

      Ra’iisul Wasaare hore Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa cambaareeyay afduubka iyo xadgudubka loo geystay wariye Cabdixafiid

      February 24, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Xildhibaanka kamid noqday boqolaalkii shacabka ahaa ee ku xanibmay garoonka diyaaradha iyo wixii uu arkay

    Xildhibaanka kamid noqday boqolaalkii shacabka ahaa ee ku xanibmay garoonka diyaaradha iyo wixii uu arkay

    By radiohalgan.comMarch 6, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Muuqaalada saaka laga soo duubay garoonka diyaaradha Muqdisho ayaa muujinaya jahwareerka ka taagan garoonka diyaaradha ee magaaladda Muqdisho. Boqolaal ruux oo shacab ah oo doonayay inay u dhoofaan gobolada dalka ayaa ku xaniban gudaha garoonka.

    Mid kamid ah dadkaas aya aah xildhibaan Cali Siciid Fiqi oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, isaga oo BBC da u sheegay in uu dhawr saacadood ku xaniban yahay qaybta lagu sugo duulimaadka.

    “Saaka aroortii hal saac iyo bar ayaan imid garoonka diyaaradha, markaan imid ayaa nalgu yiri, ‘war maanta diyaarad in ay jireyso iyo in kale lama oga’…ilaa iyo hadeertaan oo ay mareyso tobankii iyo 11 daqiiqo wax akhbaar ma hayno,” ayuu BBC da u sheegay xildhibaan Fiqi oo ku sugnaa qaybta ay gaarka ah ee ay ka baxaan madaxda ee ku taalla garoonka Aadan Cabdulle.

    Maalintii labaad ayaa waxaa hakad ku jira duulimaadyada gudaha ee ka bixi jiray garoonka Aadan Cabdulle ee magaalada Muqdisho, kaddib markii shirkaddaha diyaaraddaha iyo Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawadu, isku khilaafeen lacago dheeraada oo lagu soo rogay dadka ka dhoofaya garoonka.

    Maamulka Ururka Diyaaraddaha ayaa sheegay in lagu soo rogay qof kasta oo ka dhoofaya garoonka Aadan Cabdulle ee ku socda gobollada wadanka lacag dhan $9, iyagoo maraya nidaam cusub oo ay dajisay shirkad gaar loo leeyahay oo ay ruqsad ay siisay wasaaradda duulista hawada.

    Shirkadduhu waxay sheegeen in ay culeys wayn ku tahay dadka diyaaradahooda raacaya, lacagta dheeraadka ah ee la saaray.

    Xildhibaan Fiqi ayaa hadalkiisa raaciyay in ilaa iyo haatan aan dadweynaha ku xaniban garoonka ee isagu uu ku mid yahay aan loo sheegin wax xog ah oo ku saabsan in duulimaadyada aan sugayaan la fasixi doono iyo in kale.

    XIldhibaan Cabdiraxmaan Cabshakuur oo ka mid ah siyaasiyiin ka hadlay xaalka cakiran ee ka taagan garoonka diyaardaha ee Muqdisho ayaa dawladda ku booriyay in ay aan dhayalsan dhibaatada ay la kulmayaan shacabka ku xaniban garoonka diyaaradha.

    “waxaan u soo jeedinayaa guddiga gaadiidka ee labada aqal ee baarlamaanka in ay arrinkan dedeg u soo farageliyaan”, ayuu ku yiri war uu ku soo daabacay bartiisa Facebook.

    Shalay ayaa sidoo kale galinkii hore waxaa hakad galay duulimaadyada aadi jiray gobolada dalka, balse galinkii dambe ayay baxeen duulimaadyada qaar.

    Xamse Barre

    XIGASHADA SAWIRKA,OPM SOMALIA

    Muxuu salka ku hayaa khilaafku?

    War ay soo saareen Midowga Shirkadaha Diyaaradaha ee Soomaaliya dhawaan ayay ku sheegeen in wasaarada Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Soomaaliya ay ku amartay “in aan xogta rakaabka diyaaradaha (Manifest) kushubno system wasiiraddu noogu sheegtay inuu yahay mid amni”.

    Balse waxay sheegeen in ay dib ka ogaadeen in uu yahay “[Nidaam] ay leedahay shirkad ganacsi oo lagu magacaabo Hornlink”

    Waxay sheegeen in sidoo kale uu nidaamka dalbanayo alacag sagaal doolar ah in shirkaduhu ka bixiyaan tikid kasta oo ay jaraan, arrintaas oo ay sheegeen in ay sare u qaadeyso qiimaha tkidhada caqabadna ay ku noqoneyso iyaga iyo macaamiishoodaba.

    Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista hawada ee Soomaaliya ayaan la xiriirnay si aan wax uga waydiino dhamaan cabashooyinkaan. Balse nooma aysan suuragalin inaan helno. Sidoo kale ma jiro war rasmi ah oo ay soo saartay wasaaraddu.

    Balse ra’iisulwasaaraha Soomaaliya Xamse Cabdi barre oo maanta gaaray garoonka diyaaradaha ayaa ku amray wasaaradda iyo maamulka garoonkaba in ay fasaxaab=n dhamaan duulimaadyada xaniban.

    Shirkadaha ayaa sheegay in ay aaminsan yihiin in nidaamkan cusub uu yahya mid amni oo faa’iido leh.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026

    DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

    February 24, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Wasiir Fiqi ayaa weerar culus ku qaaday Golaha Mustaqbalka

    February 24, 2026

    Muqdisho – Wariye Cabdixafiid Nuur Bare, oo ka tirsan Telefishinka Somali Cable, ayaa xalay laga kaxeeyay Degmada Waaberi

    February 24, 2026

    DEGDEG: Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Rooble, ayaa si adag u cambaareeyay xarigga wariye

    February 24, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.