Masdar lagu kalsoon yahay ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta (Radion Halgan.).
” Dagaalka Gacan ka hadalka ayaa yimiday kadib markii Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh uu Maalmo ka hor kulan muhiim ah iskugu yeeray Xildhibaanada labada Aqalka ee Beesha Xawaadle.
“Sababta Madaxweyne Hassan Sheikh Maxamuud iskugu yeeray Xildhibaanadda Beesha Xawaadle ayaa ah indiirada lagu saarayay seddax Qodob oo ay ka mid yahiin.
“1- Maanulka Hirshabelle iyo Sidii dib loogu habeeyn lahaa
“2-Xal-uhelida
Tabashada Beesha Xawaadle ay ka qabaan Maamulka Hirshabelle oo mudo taagneed
“3- Xalsilinta Amniga Magaalada Baledweyne oo mudooyinkii la soo dhaafay xasaro ka taagaanyeen.
“Intii uu socday Kulanka Madaxweyne Hassan Sheikh maxamuud iyo Xildhibaanada Beesha Xawaadle waxaa goobta shirka ka dhacay dagaal gacan ka hadal ah iyo buuq kaas oo ka dhashay Xildhibaanada Xawaadle dhaxdooda. Kadib markii Xildhibaanada ay isku qilaafeen aragtidooda siyasaded.
“Wararka ayaa intaasi ku darayo in Xildhibaanada Beesha markii horaba ay u kala
qeeybsanaayeen. hirshabele iyo hiraan sate taas ay keentay in Madaxweyne Hassan Sheikh maxamuud hortiisa la,yimaadan
Falal guracan kana fog anshaxa
Iyo usluubta dibulumasiyaded.
“Madaxweyne Hassan Sheikh oo falkaas aad ugu xumaaday ayaa Xildhibaanada Xawaadle u soo jeediyay in ay dib iskugu laabtaan Lana yılmadan fikir siyasadeed oo mideysan.
Sidoo kale Warbaahinta (Radio Halan ) warar xaqiiqa ah oo laga helayo masdar lagu kalson yahay ayaa shegayo in kulankii kusoo dhamaaday fashil iyo natiijo la,aan