Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      NISA oo sheegtay in la beegsaday guri ay ku shirayeen Al-shabaab oo ku yaala Jubbada Dhexe

      January 15, 2026

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Xildhibaan CALI SICIID FIQI oo u gefay beesha ABGAAL

    Xildhibaan CALI SICIID FIQI oo u gefay beesha ABGAAL

    By radiohalgan.comMay 28, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Guddoomiyaha baarlamanka maamulka Koonfur Galbeed, ahna xildhibaan federaal Cali Siciid Fiqi ayaa barta twitter-ka soo dhigay qoraal uu ku beegsanayo uguna gefayo bulshada beesha Abgaal.

    Cali Siciid Fiqi ayaa qoraalkiisa ku yiri “Suurtagal ma tahay in oraahda “UNUKAA LEH” laga saaro garaadka ummadda Soomaaliyeed? Waagii hore, waxaynu ku wada noolaan jirnay si wada jir ah, sidii qaran midaysan, iyadoo aanay muwaadiniintu la kulmin dareen fogaansho marka ay jooga deegaan ka baxsan xuduudda qabiilkooda.”

     

     

    Waxaa durbadiiba Cali Siciid Fiqi u jawaabay dad badan oo u sheegay in qoraalkiisa uu yahay isir naceyb ka dhan ah dad gaar ah, islamarkaana uu deg deg uga saaro barta twitter, balse wuxuu ku dooday inuu ula jeedo Soomaali dhan.

    Si kastaba, waxaa sheegashada Cali Siciid, oo ah nin caan ku ah qabyaaladda iyo naceybka, beeninaya inuu adeegsaday lahjad u gaar ah beesha Abgaal.

    Aqoonyahan Cabdullaahi Jabriil oo la soo xiriiray Caasimada Online ayaa sheegaya in ay tahay wax aan la aqbali karin in Cali Siciid uu isaga oo ku sugan Muqdisho oo ah magaalo beesha Abgaal, oo uu si nabad ah ku joogo, laguna soo dhoweeyey uu dadkeeda u gefo.

    Bulshadeena waa bulsho Soomaali jeceylka ka batay, waa bulshada kaliya ee si nabad ah loogu dhex noolaan karo oo aan dadka takoorin, balse waxaa maalin kasta loogu abaal-gudaa inay u gefaan kuwii ay wanaagga u sameysay,” ayuu yiri Cabdullaahi.

    Hadalka Cali Siciid ayaa imanaya ayada oo maalmahan baraha bulshada ay ka taagneyd dood u dhaxeysay dhallinyarada TikTok oo ku saabsan lahaanshahada Muqdisho, waxaana qoraalkiisa ka muuqata inuu beegsanayo dhinac ka mid ah dhinayada is haya.

    Waxaa yaab leh in xildhibaan qaran uu soo dhex-galo dood aan macno lahayn oo ciyaal TikTok ay views ku raadsanayaan, haddana uu dad gaar ah beegsado,” ayuu yiri Cabdullaahi.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.