Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025

      Soomaaliya oo sheegtay in ay soo iibsatay laba dayaaradood oo Airbus ah oo dhawaan hawlgali doona

      July 28, 2025

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Akhriso:- WhatsApp ma wuxuu noqday aalad wax basaasta

      July 22, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

      January 13, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

      July 28, 2025

      MW Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shir ka socda Itoobiya

      July 28, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Xassan Shiikh oo aqbalay in la soo celiyo Soomaalida Jarmalka

    Xassan Shiikh oo aqbalay in la soo celiyo Soomaalida Jarmalka

    By radiohalgan.comNovember 6, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Warbaahinta Germany ayaa sheegeysa in Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh oo dalkaas booqasho ku jooga uu ogolaaday in dib loo celiyo dhammaan qaxootiga Soomaaliyed ee Germany ku nool.

    Hadalkan ayaa soo baxay ka dib Xassan Shiikh uu la qaatay Raisul wasaaraha Jarmalka Olaf Scholz

    In ka badan 60,000 oo Soomaali ah ayaa maanta ku nool Jarmalka – intooda badan waa magangalyo doon iyadoo Sanadkan oo kaliya 5,800 oo Soomaali ah ay  galeen dalkaas sida wargeysku qoray.

    “Dalkeennu wuxuu noqday mid nabdoon, hadda ma nihin waddan dagaal sokeeye ka socdo,” ayuu yiri Xassan Sheekh Maxamuud oo wareysi siinayay BILD.

    “Haa, wali waxaan la dagaalameynaa maleeshiyaadka argagixisada ah ee Al-Shabaab iyo IS, laakin dib ayaan u riixnay,” ayuu yiri madaxweynaha. “Ma nihin hadda waddankii laga sameeyey filimkii “Black Hawk down”  ee ku saabsanaa Dagaalkii Muqdisho 31 sano ka hor ku dhexmaray ciidamada Mareykanka iyo Maleeshiyaad Soomaali ah” ayuu mar kale yiri Xassan Shiikh.

    Wargeyska ayaa intaas ku daray in Xassan Shiikh uu rabo inuu soo jiito maalgashadayaasha, gaar ahaan kuwa Jarmalka.

    “Waxaan rabnaa inaan kasbano maalgashiyada. Waxaan leenahay kheyraad macdan ah, waxaan leenahay dhul beereed ballaaran, waxaana leenahay goobaha kalluumeysiga ugu wanaagsan, gaar ahaan Tuunada. Waxaan u baahanahay kalsooni iyo maalgashi – maaha kaliya lacagta horumarinta.” ayuu yiri Xassan Shiikh.

    Ciidamadii nabad ilaalinta Midowga Afrika ayuu sheegay iney isaga baxayaan dalka. “Hadda waanu qaadanay masuuliyada nafteena iyo dalkeena. Waxaan nahay hogaankii guriga mar kale. Waxa la bedelayaa nidaamka doorashada oo laga beddelayo hab beeleed, loona beddelayo hal muwaadin iyo hal cod’.” ayuu mar kale yiri Xassan Shiikh.

    “Waa inaan mar kale u noqonaa gurigeena muwaadiniinteena ku nool Jarmalka Mid kasta oo iyaga ka mid ah waxa uu leeyahay dal Soomaaliya la yiraahado Dhammaantood halkaas ayay ku noqon karaan – dhib malahan.” ayuu intaas ku daray Xassan Shiikh.

    Hadalka Xassan shiikh ayaa ka careysiiyey kumanaan Soomaali ah oo Jarmalka ku galay tahriib ay ka mareen rafaad badan iyagoo nolol raadis, waxaana haatan dadkaas soo wajahay walaac la xiriira in si qasab ah loogu soo celiyo Somalia oo ay uga carareen shaqo la’aanta, dagaalada iyo duruufaha dhaqaale ee ka jira.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG-DEG:- Magaalada  Beledweyne waxaa goor dhow ka bilowday dagaal ,

    January 13, 2026

    Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

    January 13, 2026

    Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa shaacisay in si rasmi ah loo soo afjaray khilaafkii siyaasadeed ee ka dhaxeeyay Soomaaliya iyo Itoobiya

    July 28, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.