Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Xasan Sheekh oo qaatay go’aan yaab leh, xilli DF ay dhex dabaalaneyso musuq

    Xasan Sheekh oo qaatay go’aan yaab leh, xilli DF ay dhex dabaalaneyso musuq

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 12, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Boqolkii maalmood ee lasoo dhaafay waxa ugu weyn ee ay ka hadleen dadka Soomaaliyeed waa boobka baahsan ee ku socda dhulalka danta guud ee ku yaallay Muqdisho.

    Nidaamka madaxweyne Xasan Sheekh ayaa si weyn loogu haysta inuu sifo sharci darro ah ku bixinayo dhulalkii dowladda.

    Meelaha ay qayladdii ugu dambeysay ka timid waxaa kamid ah;

    1. Suuqa Argentina ee degmada Kaaraan

    2. MCH-kii degmada Hodan iyo

    3. Gudaha xerada Xalane

    Ka horna, wuxuu buuqooda taagna dhulalkii;

    1. Dab-demiska

    2. Oodweyne

    3. Bangala

    4. Ara’a, oo ku dhow Asluubta

    5. Qabuuraha Iskuul Buluusiya iyo

    6. Bangaariyo

    Boobka dhulalka dowladda ayaa si aan qiyaas laheyn usii burburineysa sumcada madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.

    Madaxweyne Xasan wuxuu Jimcihii ka hadlay Masaajidka Madaxtooyada waxaa la filaayay inuu soo hadal qaadi doono boobka dhulalka dowladda. Marar badan waxaa loogu baaqay madaxweynaha inuu hakiyo boobka socda, kadibna sharci loo sameeyo hab iibinta dhulalka ay dowladda ka maarantay, laakiin taas dhagaha ayuu ka fureystay madaxweynaha..

    Shacabka Soomaaliyeed waxay filayeen in marka ugu horeysa ee uu hadlo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud inuu ka hadli doono dhibaatada dhulalka ee ka taagan magaalada Muqdisho iyo cabashada ay qabaan shacabka reer Muqdisho.

    Laakiin madaxweynaha hadal-hayntiisi Jimcihii wuxuu la aaday inuu ku duro dhanka mucaaradka, arrimaha dastuurka iyo khilaafka Soomaaliya iyo Itoobiya.

    Khudbada madaxweynaha wax badan kama duwaneyn marka nuxurka iyo ereyadaba la eego khudbooyinkiisi hore ee uga hadlay mucaaradka, dastuurka iyo Itoobiya, waana sababta aanay wax saameyn ah u yeelan farriintiisi Jimcihii.

    In uusan madaxweyne Xasan Sheekh marna soo hadal qaadin waxa ugu weyn ee lagu haysto dowladdiisa oo ah boobka dhulalka iyo baroorta danyarta Muqdisho degan ayaa dad badan ku riixday inay farriintan u qaatan inuu madaxweynaha raali ka yahay fool-xumada ka taagan dhulalka danta-guud.

    Madaxweyne Xasan Sheekh oo sanadkii dhamaaday ee 2023 dhowr jeer Masaajidka Madaxtooyada kaga hadlay arrimo la xiriira musuq-maasuq iyo sida ay dowladdiisa uga go’an tahay inay la dagaalanto ayaa Jimcihii marna soo hadal qaadin wax la xiriira musuq-maasuq nuucii uu doonaba ha noqdee.

    Waa cutubkii labaad ee hab xukunka madaxweyne Xasan Sheekh iyo dhulalka danta-guud.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.