Close Menu
    What's Hot

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

      March 7, 2026

      DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

      March 7, 2026

      14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

      March 4, 2026

      Maxaa ka jira in Booliska Soomaaliya lacag kaash ah ku qabteen Axmed Hurre?

      March 4, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Weriyaha CNN: “Waxaan indhahayga ku arkay taangiyada Israel oo shacab leynaya”

    Weriyaha CNN: “Waxaan indhahayga ku arkay taangiyada Israel oo shacab leynaya”

    By radiohalgan.comMarch 8, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ciidamada Israel ayaa rasaas ku furay shacab ku sugnaa magaalada Gaza waxaana ka dhashay khasaare xoogan, iyadoo dadka dhaawacmay uu ku jiro weriye ka tirsan Telefishinka CNN ee dalka Mareykanka.

    Saxafiga Khader Al Za’anoun ayaa u sheegay CNN Khamiistii in uu indhihiisa ku arkay taangiyada Israa’iil oo rasaas ku furaya dad rayid ah oo isugu soo baxay hareeraha Isbitaalka Kuwaiti ee xaafadda Zaytuun ee magaalada Gaza.

    Al Za’anoun ayaa sheegay in uu dhaawac ka soo gaaray wajiga, gacanta midig iyo dhegta midig.

    Al-Za’anoun, oo si joogto ah ula shaqeeya CNN, ayaa sheegay in koox rayid ah ay isu soo baxeen kuwaasoo sugayay gawaari gargaar oo ka yimid koonfurta Gaza oo ku sugnaa waddada Salah Eddin saacadihii hore ee Khamiista.

    Abaaro 1-dii Saqdii dhexe ee maanta ayuu sheegay in Taangiyada Israa’iil ay bilaabeen duqeymo ay ku garaacayeen goobtaasi, waxaana goobta isaga cararay dad badan oo sugayay gawaarida gargaarka.

    Wax yar ka dib rasaasta Israel, waxaa yimid afar baabuur oo gargaar siday, ayuu yidhi. Waxa uu sugayay imaatinka baabuurta xamuulka ah isaga iyo caruurtiisa.

    Al Za’anoun ayaa fuulay mid ka mid ah baabuurta xamuulka si uu u soo qaato jawaan bur ah si uu qoyskiisa ugu geeyo  hase ahaatee taangiyada Israa’iil ayuu sheegay iney billaabeen in ay rasaas kale furaan, waxaana la toogtay isagoo isku dayaya inuu baxsado. Waxaa loola cararay cusbitaalka, wax gargaar ahna wuu waayay sida uu sheegay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Taliye Cusub Oo Hoggaanka La Wareegay: Ciidanka Cirka Xoogga Dalka

    March 7, 2026

    DEG DEG: Iran oo adeegsaday hub cusub oo aad u khatar badan, gantaal Hypersonic ah oo lagu weeraray Tel Aviv

    March 7, 2026

    14 sano kadib, Soomaaliya ayaa maanta yeelatay dastuur dhameystiran,

    March 4, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.