Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      Trump oo hakiyay duqeymaha Iran 5 maalmood, wada-hadallo xasaasi ah oo furmay

      March 24, 2026

      Diyaarad ku burburtay xadka Peru.

      March 24, 2026

      Midowga Yurub oo war ka soo saartay Xiisadda Koofur Galbeed.

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

      March 30, 2026

      Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

      March 30, 2026

      Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

      March 30, 2026

      DEG-DEG: Hoggaanka Koonfur Galbeed Oo Go’aan Ka Gaaray Xiisadda — Is-afgarad Lagu Dhammeynayo Khilaafka

      March 30, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Weriyaha Aljazeera ee Gaza oo wiil kale ku waayey duqeymaha Israel (Wararkii u dambeeyey)

    Weriyaha Aljazeera ee Gaza oo wiil kale ku waayey duqeymaha Israel (Wararkii u dambeeyey)

    By radiohalgan.comJanuary 7, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxa xafiiska Aljazeera ee Qaza Wael Al-Dahdouh ayaa wiil kale ku waayay duqeyn cirka ah oo Israel ay ku dishay laba wariye Axadii maanta Dhimashada wiilkiisa ayaa ku soo beegantay dhowr bilood ka dib markii xaaskiisa, laba caruur ah oo uu dhalay iyo ilmo uu awoowe u ahaa lagu dilay duqeyn uu isaga laftiisu ka warbixiyay ka hor inta aanu ogaanin dhimashadooda.

    Todobo nin oo Falastiini ah ayaa lagu dilay duqeyn ay Israa’iil ka geysatay meel u dhow degaanka Jenin oo ka tirsan Daanta Galbeed ee la haysto, sida ay sheegtay Wasaaradda caafimaadka Falastiin Axaddii. Israa’iil ayaa xaqiijisay duqeynta, iyadoo ku tilmaantay raggan “argagixiso”. Afar ka mid ah dadka dhintay ayaa ahaa walaalo, sida ay sheegtay wakaaladda wararka Falastiin ee WAFA. Israel ma aysan sheegin sababta ay ugu tilmaameen “argagixiso”.

    Ugu yaraan 122 qof ayaa lagu dilay 265 kalena way ku dhaawacmeen duqeymo ay fuliyeen diyaaradaha Israa’iil 24kii saac ee la soo dhaafay, sida ay sheegtay Wasaaradda caafimaadka Gaza. Muuqaalo laga soo duubay Isbitaalka Shuhadada Al-Aqsa ayaa muujinayay xubnaha shaqaalaha oo isku dayaya in ay daweeyaan dhibbanayaasha sida aadka ah u dhaawacmay..

    Ururka Xoreynta Falastiin  ayaa diiday qorshayaal ay soo jeedisay Israa’iil oo ku saabsan mustaqbalka Gaza, iyadoo ay sidoo kale soo ifbaxayaan khilaafyo ka dhex jira dawladda Israa’iil oo ku saabsan aragtideeda dagaalka ka dib. PLO – oo ka tanaasulay iska caabin hubaysan oo ka dhan ah Israa’iil heshiis nabadeed 1993 oo arkay aasaaska maamulka Falastiin – ayaa sheegtay in Mustaqbalka marinka Gaza ay go’aaminayaan dadka Falastiiniyiinta ah

    Dhinaca kale, Cabsida laga qabo dagaal ballaaran ayaa sii kordhaya , iyadoo Xisbullah ay Sabtidii ku dhawaaqday inay wadar ahaan 62 gantaal ku dhufatay goob ay Israa’iil indha-indhayso oo ku taal xadka Israa’iil iyo Lubnaan, taasoo ah “jawaab bilow ah” oo ku aaddan dilka hoggaamiye sare oo ka tirsanaa Xamaas ah kaasoo Israel ay ku qaarajisay Beirut.

    Digniin cas oo ka digaysa gantaalada iman kara iyo firirka ayaa la soo saaray in ka badan 100 goobood oo ku yaal waqooyiga Israa’iil.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG: Cabdicasiis Laftagareen ayaa ku dhawaaqay inuu is-casilay.

    March 30, 2026

    Wasiir ku xigeenadii lafta gareen dartiis isku casilay oo boosaskey baneeyeen lamagaaacabay.

    March 30, 2026

    Wararkii ugu dambeeyay ee laga helayo magaalada Baydhabo ayaa muujinaya

    March 30, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.