Baaq-Nabadeed
Waxaan Baaq-Nabadeed u dirrayaa Dadka walalaha oo ku dagaalamayo Xadka Shabeeladda dhaxe iyo Hiiraan.
Waxaan Lee yahay waxaa tihiin dad walalo ah .is dhalay.Daris ah, islaam ah
Waxaan idiin ka Codsanayaa in Dagaalka la.joojiyo waxii tabasho ah ne laga wadda hadlo .maanta wax is kiin dhaamo ma jirraan. Walalayaal,,
Aniga oo ah Guddoomiyahii Hore Arimaha Bulshadda Degmadda jalalaqsi Abukar Mohamed Ali Gaabow