Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Waxa ay tahay nooca cusub ee diyaarada halista ah ee dagaal ee ay Itoobiya soo bandhigtay iyo qiimaha lagu iibsan karo

    Waxa ay tahay nooca cusub ee diyaarada halista ah ee dagaal ee ay Itoobiya soo bandhigtay iyo qiimaha lagu iibsan karo

    By radiohalgan.comJanuary 17, 20244 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    War rasmi ah oo naadir ah ayaa lagu sheegay in ciidamada Itoobiya ay heleen diyaarad nooca Su-30 ah oo ah jiilka 5-aad iyo kuwa istaraatiijiga ah ee dagaalka.

    Wareejinta diyaaradan ayaa ah kii kowaad kuwo dagaal oo ay ku jiraan diyaaradaha droneska.

    Taliyaha ciidanka qalabka sida ee Itoobiya Marshal Berhanu Jula iyo Taliyaha guud ee ciidamada cirka Itoobiya Jan. Yilma Merdassa ayaa ka qayb galay munaasabad wareejinta waji kowaad ee diyaaradahan oo ay la socdaan kuwa iskood is wada ee droneska loo yaqaa.

    Marshal Berhanu ayaa sheegay in diyaaradaha dagaalka ee Su-30 iyo kuwa istiraatijiyadeed ee dagaalka aan duuliyaha lahayn ay muhiim u yihiin ciidamada cirka ee Itoobiya si ay uga hortagto weerarada lagu soo qaadi karo dalkaas.

    β€œWaxaan sii wadi doonaa isticmaalka hubka casriga ah ee dagaalka ka ilaalin kara hawada Itoobiya weerar kasta,” ayuu yiri Marshal Birhanu Jula.

    Lama sheegin haddii Itoobiya soo iibsatay diyaradahan ama inay deeq ahaan ugu heshay dalka soo saara ee Ruushka.

    Xiisada Itoobiya iyo Soomaaliya

    Waxaa sii kordheysa xiisada u dhexeysa Soomaaliya iyo Itoobiya kadib markii ay Addis la gashay Somaliland heshiis ay ku heleyso dhul xeeb leh oo laga kireeyo halkaas oo laga dhisayo deked toos ugu xiriirsan Itoobiya iyo saldhiga ciidamada badda ee itoobiya ay yeeshaan.

    Madaxda Somaliland waxay sheegeen in heshiiskaas ay ku bedelanayaan aqoonsi ay ka heleen Itoobiya oo ay balanqaadeen inay noqoneyso dalkii ugu horreeyay ee Somaliland u aqoonsada dal madaxbanaan.

    Dowlada federalka Soomaaliya ayaa Itoobiya ku eedeysay inay ku xad gudubtay qaranimada iyo madaxbanaanida Soomaaliya ka dib heshiis is afgarad ah oo Somaliland iyo Itoobiya ku dhexmaray Adis ababa.

    Heshiiskaas oo ay Soomaaliya ku tilmaamtay in uu xad gudub ku yahay qaranimadeeda ayaa huriyey xiisad diblomaasiyadeed oo u dhaxaysa labada dal ee dariskaa ka dib markii Soomaaliya si adag ugu jawabtay ficilkaas oo ay fariimo u dirtay Midowga Afrika, iyo ururu goboleedka IGAD.

    Dalalka Maraykanka, UK, Midowga Yurub ayaa sheegay inay taageersan yihiin midnimada iyo madaxbananida Qaranimad Soomaaliya.

    Itoobiya ayaa ka baaqatay ka qayb galka shir aan caadi ahayn oo urur goboleedka IGAD isugu yeeray dowladaha kaas oo looga hadlayo xiisada soo korortay.

    Maxay tahay diyaarada Sukhoi 30 ama SU-30

    Diyaaradan dagaal ee nooceedu yahay SU-30 waa jiilka shanaad ee diyaaradaha dagaalka ee Ruushku soo saaro kuwaas oo leh awooddo gaar ah iyo hormarin tijnoolajiyadeed oo casri ah.

    Diyaaradan ayaa leh laba matoor oo awood leh iyo xawaaro dheereeya waxaa ay jari kartaa xawaare dhan 2,121 Km saacadii. Diyaaradan ayaa sidoo kale leh laba kursi oo kala danbeeya.

    Hawada sare ayey u bixi kartaa masaafo dhan ilaa 550 metre oo u dhiganta 1,804.44 cagood.

    Faca diyaaradan ayaa ahaa mid ku xiriira ilaa Midowgii Sofiyeeti kaas oo hadba casriyeyna lagu samaynayey noocyada ay ka kooban yihiin diyaaradaha Sukhoi.

    Waxaa la soo saaray sanadkii 1992-dii waxaana naqshadaysay shirkada Sukhoi oo leh naqshaqyanta diyaaradaha militaryga iyo kuwa rayidkaba taas oo la asaasay sanadkii 1939-kii, xarunteeduna tahay Degmada Begovoy, Waqooyiga Maamulka Okrug, Moscow, ee dalka Ruushka.

    Sanadihii 1994-tii ilaa 1996-dii dufcadii ugu horeysay ee shan ka mid ah diyaaradha SU-30 ayaa gashay adeega wasarada difaaca Ruushka kuwaas oo la geeyey qaybta 54-aad ee ilaalada FAR ee saldhiga hawada ee Savasleyska ee Ruushka.

    Inkasta oo aan si rasmi ah loo ogayn qiimaha gaarka ee Ruushku kaga iibiyo diyaaradan dalalka uu ka gaday haddana waxaa la qiyaasi karaa inay u dhaxayso Afartan ilaa Shan iyo lixdan milyan oo doolar.

    Ruushka ayaa diyaaradan u adeegsaday dagaalo ka dhacay dagaaladii ka dhacay dalalka Suuriya iyo Ukriane.

    Dalalka badan oo ku yaala qaarada Afrika ayaa helay diyaaradaha dagaalka ee Ruushka ee Noocyada Sukhoi sida Algeria, Sudan, Uganda.

    Itoobiya ayaa xiriirkeeda dalalka bariga fog ee Aasiya sii xoogaysanayey wixii ka danbeeyey dagaalkii Tigreega.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.