Close Menu
    What's Hot

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Wafuud hordhac u ah Deni iyo Axmed Madoobe oo maanta soo gaaraya Muqdisho.

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

      February 1, 2026

      Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

      January 31, 2026

      Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

      January 31, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Wax ka ogow Soonka!

    Wax ka ogow Soonka!

    By radiohalgan.comMarch 11, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Waa maxay Soonku?

    Soonku waa mid kamid ah shanta tiir ee lagu dhisay Diinta Islaamka, waana waajib aan gudushadiisu u baahnanay in qofku leeyhay awood dhaqaale, waa tiirka 4aad ee Islaamku ku dhisan yahay, waxa uu kamid yahay cibaadada gaarka ah ee u dhexeysa rabbi iyo qofka Sooman

    Qeexidda Soonka:

    Marka la raaco sida uu u qeexay Immaamu Shaafici soonku waa:- Af-heysi gaar ah, oo laga Af-haysanayo walxo gaar ah lana afheysanayo xilli gaar ah, una gooni ah shaqsi gaar ah.

    Dhinaca sharciga marka loo kaco Soonku waa Ka Af-heysiga Cunto, Cabitaan iyo galmo xilli xaddidan oo u gaar ah dad gooni ah.

    1. saaran majiraan.
    2. Cudur-daar la’aan: Waa in uu ka maran yahay dhammaan sababaha joojiya ama diidaya in uu soomo ama banneynaya in uu afuro qof Muslim ah, Caqli leh islamarkaana qaangaarka ah, sababbahaas waxaa kamid ah (B) Dhiiggagga caadada & Dhalmada ee kudhaca dumarka, (T) Miir-daboolanka iyo Waalida haddii ay jiraan maalinka oo dhan, haddiise qofku ka baxo miir-daboolan iyo waalli inta maalinku jiro waa in uu af-heysto inta kadhimman.

    Sababha Banneeya Af-furka

    1. Jirro iyo Xannuun daran oo looga cabsado in qofka dhibaato gaarto
    2. Safarka dheer oo kabadanΒ Β 83Β Km,Β waana in safarkaasi yahay mid bannaan oo qaadanaya maalinka oo dhan, haddii qofku waabariisto isaga oo Sooman ee safar degdeg ah soo galo inta maallinimo uma bannaana in uu afuro (Fiiri aayadda 185, Suuradda Albaqra)
    3. Qof aan awoodin in uu Soomo, gabow ama caafimaad xumo awgood, (Fiiri Aayadda 184, Suuradda Albaqra)

    Qoraalka iyo macluumaadkan oo faahfaahsan kafiiri Kitaabka Fiq-hi Almanhaji, Mad-habka Immaamu Shaafici, Cutubka koowaad, Bogga 331-339
    Waxaa si wadajir ah u qoray kitaabkan Dr: Mustafa Alkhin & Dr: Mustafa Albuga

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Cali jeeyte 𝗕𝗔𝗬𝗔𝗔𝗑 π—¦π—›π—”π—”π—–π—œπ—‘ π—₯π—”π—¦π— π—œ 𝗔𝗛 π—«π—œπ—Ÿπ—žπ—” 𝗠𝗔𝗗𝗔𝗫π—ͺπ—˜π—¬π—‘π—”π—›π—” π—›π—œπ—₯π—¦π—›π—”π—•π—˜π—Ÿπ—Ÿπ—˜.

    February 1, 2026

    Shiinaha oo sheegay inuu qeyb ka qaadanaya Amniga iyo ilaalinta madaxbannaanida Soomaaliya.

    January 31, 2026

    Mw Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo maanta safar hal maalin ku tagay magaalada Jigjiga,

    January 31, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.