Jowhar/16/Mar/ 2024/Wasiirka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka Hirshabelle Mudane Xil Mohamed Faarax oo uu wehlinaayo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha:
Mudane Maxamed Bashiir Qaasim Daqare ayaa kulan laqaateen qaar kami ah Beeraaleeyda iyo Gudiyad Kanaalada Waxaayna Kaga Wada hadlaayeen Sidii loomideen lahaa Iskaashatada Beeraaleeyda iyo Gudiyada Beeraaleeyda Jowhar:
Hoolaha Shaqo oo aay haayso Wasaarada ayaa ah Sidii Saro loogu qaadilahaa Wax Sosaarka Beeraha: kulumo isdaba Joog ah Ayaay Layeeladheeysaa Madaxa Wasaaradda Si loohubiyo Beeraaleeyda;