MAGACAABIS : Duqa Magaalada Baladweyne
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle mudane Abdi Dahir Guure Karoore ayaa Xilkii ka qaaday Duqii Hore Magaalada Baladweyne isla markaana waxuu u magacaabay Cabdullaahi Salaad kugeey Duga magaalada Beledweyne..
DHAMAAD