Magacaabis : Guddoomiye Kuxigeenada Degmada Masaajid Cali Gaduud
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle mudane Abdi Dahir Guure Karoore ayaa xilal u kala magacaabay Masuuliyiinta Hoos ku xusan
Maxamed Muuse Raage ayaa loo magacaabay Gudoomiye ku xigeenka Amniga iyo Siyaasada Degmada Masaajid Cali Gaduud
Jeele Cali Maxamed ayaa sidoo kale loo Magacaabay Guddoomiye Kuxigeenka Arimaha Bulshada Degmada Masaajid Cali Gaduud
DHAMAAD
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE HIRSHABELLE