Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Cabdi Daahir Guure Karoore, ayaa magacaabis cusub ku sameeyay maamulka Degmada Jawiil ee Gobolka Hiiraan.
๐๐ผ๐๐ต๐ฎ๐ฟ, ๐ฎ๐ด ๐๐๐๐น๐๐ผ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ
#Wasiirka ayaa u magacaabay Maxamed Cali Xasan inuu noqdo Guddoomiye Ku-xigeenka Siyaasadda iyo Amniga Degmada Jawiil, kaddib markii uu arkay baahida loo qabo dardar-gelinta howlaha maamulka degmada,
#Magacaabistan ayaa qeyb ka ah dadaallada Wasaaradda ee lagu xoojinayo hayโadaha dowliga ah ee heer degmo, iyadoo mudnaanta la siinayo amniga, siyaasadda iyo horumarinta adeegyada bulshada.