Magacaabis : Gudoomiyaha iyo Ku-xigeenada Degmada Ceelbaraf
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha iyo Dowladaha Hoose Hirshabelle ayaa maamul cusub u magacaabay Degmada Ceelbaraf ee Gobolka Shabeelada Dhexe waxuuna u kala magacaabay :
1. Yusuf Xasan Xuurshoow
Guddoomiyaha Degmada Ceel-baraf
2. Maxamed Ciidoole Hiraabe
Guddomiye ku-xigenka Amniga & Siyasadda
3. Yaxye Maxamud Maxamed
Guddomiye ku-xigeenka Maamulka iyo Maaliyadda
4. Saalax Muxumad Abukar
Guddomiye ku-xigenka Arrimaha Bulshada
5. C/raxiin Xasan Maxamed
Xoghayaha Deg Ceel-baraf
DHAMAAD .
XAFIISKA WARFAAFINTA WASAARADDA
ARRIMAHA GUDAHA IYO DOWLADAHA HOOSE
HIRSHABELLE