Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Guddoomiye Mungaab oo go’aan ka adag ka soo saaray dhul boob lagu hayo ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

    July 22, 2025

    Xildhibaan hore ahne lataliyaha Madaxweyne JFS Mudane Hanafi ayaa yiri in Itoobiya u adeegida cadawga umadda somaliyeed, si ay ugaaran masalixdooda shaqsiga ah, ama ay uhelaan mansab iyo maal waa yaan daro

    July 22, 2025

    Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dhaawacay Nugaal sii Aqriso

    July 22, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Guddoomiye Mungaab oo go’aan ka adag ka soo saaray dhul boob lagu hayo ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

      July 22, 2025

      Xildhibaan hore ahne lataliyaha Madaxweyne JFS Mudane Hanafi ayaa yiri in Itoobiya u adeegida cadawga umadda somaliyeed, si ay ugaaran masalixdooda shaqsiga ah, ama ay uhelaan mansab iyo maal waa yaan daro

      July 22, 2025

      Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dhaawacay Nugaal sii Aqriso

      July 22, 2025

      Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in Xildhibaanno Ingiriiska ah u ololeynayaan kala goynta dalka Sii Aqriso

      July 22, 2025

      War cusub oo ka soo kordhay Markabkii Oruc Reis ee ka baxay Somalia

      July 4, 2025

      Madaxweyne Trump iyo Elon Musk oo mar kale fooda is daray

      July 4, 2025

      Madaxweynaha Jubaland, Axmed madoobe ayaa hambalyo u diray guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed munaasabadda 1-da Luulyo oo

      June 30, 2025

      DEG DEG Isra’iil oo Wajahaysa Culeys Dhaqaale Kadib Dagaalkii Iraan 

      June 28, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Guddoomiye Mungaab oo go’aan ka adag ka soo saaray dhul boob lagu hayo ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

      July 22, 2025

      Xildhibaan hore ahne lataliyaha Madaxweyne JFS Mudane Hanafi ayaa yiri in Itoobiya u adeegida cadawga umadda somaliyeed, si ay ugaaran masalixdooda shaqsiga ah, ama ay uhelaan mansab iyo maal waa yaan daro

      July 22, 2025

      Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dhaawacay Nugaal sii Aqriso

      July 22, 2025

      Ra’iisul wasaare Xamse oo sheegay in Xildhibaanno Ingiriiska ah u ololeynayaan kala goynta dalka Sii Aqriso

      July 22, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Daawo:- Wasiir Jaamac oo eedeyn yaab leh u jeediyay Farmaajo iyo kooxda NN oo afka furatay

    Daawo:- Wasiir Jaamac oo eedeyn yaab leh u jeediyay Farmaajo iyo kooxda NN oo afka furatay

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comJune 12, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wasiirka wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) oo wareysi gaar ah siiyay Telefishinka Universal ayaa eedeyn culus u jeediyay dowladdii hore ee uu hoggaaminayay madaxweyne Farmaajo.

    Jaamac oo ka hadlayay xaaladda ka taagan qabuuraha Iskuul Buluusiya oo ay dowladdu amartay in lagala baxo maydadka ayaa sheegay in hadda laga rabo in laga dhiso xarun dan guud ah oo loogu adeegayo Ummadda Soomaaliyeed, sida uu ku dooday wasiirka.

    Isaga oo u jawaabayay siyaasiyiinta qaylo dhaanta ka muujiyay arrintan ayaa waxa u sheegay in dowladdii hore ay isku deyday inay burburiso qabuurahaasi, iyada oo ka leh dano gaar ah, balse laga diiday, kadib markii ay ka horyimaadeen culimada iyo shacabka.

    Dowladdii hore kuma kicin anaa beeninaayo, inta ay ku kacday ayay Private u aaday ayaa culimada ka hor istaagtay ciddii rabtana way soo baari kartaa” ayuu yiri wasiir Jaamac.

    Wasiirka gaashaandhigga ayaa ku eedeeyay Farmaajo iyo kooxdiisa inay rabeen inay dhulkaasi ka dhisaan hoteelo balse ay ku fashilmeen, maadaama ay wadeen dano gaar ah.

    “Xukuumaddii, xukuumaddan ka horreysay ee madaxweyne Farmaajo dalab ayay culimada Soomaaliyeed u gudbisay waxay codsadeen in culimada ay Ummadda Soomaaliyeed u sharraxdo, kadib culimada way wadiisay waxa meesha lagu qabanaayo waxa ay yiraahdeen hoteelo ka dhiseynaa iyo deegaan wayna diideen culimada,” ayuu sii raaciyay.

    Intaasi kadib waxaa wasiir Jaamac usoo jawaabay afhayeenka Farmaajo oo sheegay in warka uu sheegay uu yahay mid aan sal iyo raad toona lahayn.

    “Warka uu sheegay Wasiirka Gaashaandhiggu waa mid aan sal iyo raad toonna lahayn oo laga leeyahay dano gurracan, waxayna ka tarjumaysaa sida dowladda hadda joogta ay u caadaysatay been abuurka iyo musuqmaasuqa xargaha goostay” ayuu yiri afhayeenku.

    Cabdirashiid Maxamed Xaashi oo ah agaasimihii hore ee warfaafinta madaxtooyada, welina afhayeen u ah Farmaajo ayaa sheegay in dowladda hadda jirta lagu wareejiyay iyada oo la dhowray dhammaan dhulalka danta guud ee ku yaalla magaalada Muqdisho.

    “Ummadda Soomaaliyeed way ka dheregsan yihiin labada madaxweyne, midka ay caadada u tahay musuqmaasuq, wayna xusuustaan in Maxadweyne Farmaajo wareejiyey dhulkii danta guud iyada oo la dhawray iyo Madaxweynaha hadda xilka haya oo isaga oo aan sannad joogin xafiiska dhaxal wareejiyey inta badan dhulkii danta guud” ayuu mar kale yiri.

    Waxaa kale oo uu raaciyay “Haddii Eebbe idmo 24-ka saac ee soo socda ayaan ka bixin doonaa jawaab waafi ah warkan been abuurka ah ee ka soo yeeray Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh”.

    Arrintan ayaa sii murjineysa xaaladda ka taagan qabuuraha Iskuul Buluusiya oo qaylo dhaan wayn laga muujiyay, waxaana eheladu ay bilaabeen inay maydadkooda kala baxaan.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Guddoomiye Mungaab oo go’aan ka adag ka soo saaray dhul boob lagu hayo ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

    July 22, 2025

    Xildhibaan hore ahne lataliyaha Madaxweyne JFS Mudane Hanafi ayaa yiri in Itoobiya u adeegida cadawga umadda somaliyeed, si ay ugaaran masalixdooda shaqsiga ah, ama ay uhelaan mansab iyo maal waa yaan daro

    July 22, 2025

    Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dhaawacay Nugaal sii Aqriso

    July 22, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Guddoomiye Mungaab oo go’aan ka adag ka soo saaray dhul boob lagu hayo ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

    July 22, 2025

    Xildhibaan hore ahne lataliyaha Madaxweyne JFS Mudane Hanafi ayaa yiri in Itoobiya u adeegida cadawga umadda somaliyeed, si ay ugaaran masalixdooda shaqsiga ah, ama ay uhelaan mansab iyo maal waa yaan daro

    July 22, 2025

    Taliye ka tirsan Puntland oo lagu dhaawacay Nugaal sii Aqriso

    July 22, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.