Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    September 3, 2025

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

      September 3, 2025

      Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

      September 2, 2025

      Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

      September 2, 2025

      Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

      September 2, 2025

      Maamulka Mandheera oo cadeeyay in dowladda Kenya ay taageero u fidisay ciidanka Jubbaland

      August 31, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya oo Xarigga Ka Jaray Safaaradda Cusub

      August 11, 2025

      Madaxweyne Trump: “Israel Aduunka oo dhan waa laga nacay”

      July 31, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

      September 3, 2025

      Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

      September 2, 2025

      Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

      September 2, 2025

      Shacabka Mandheera oo Dalbaday in Magaalada laga Saaro Ciidamada Jubbaland

      September 2, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Wasiir Fartaag “ATMIS hadii ay dalka ka baxdo ciidamadii badali lahaa waa diyaar sanyihin”

    Wasiir Fartaag “ATMIS hadii ay dalka ka baxdo ciidamadii badali lahaa waa diyaar sanyihin”

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 31, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya  Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ayaa sheegay iney diyaariyeen ciidankii badali lahaa kuwa ATMIS ee la filayo in dhamaadka sanadkaan dalka isaga baxaan.

    Wasiir Fartaag ayaa sheegay in ciidamada dowladda ay haatan ku filan yihiin la wareegida amniga guud ee dalka, islamarkaana aysan jirin wax shaki ah oo arintaasi laga qabo.

    “ATMIS hadii ay dalka ka baxdo Ciidamadii badali lahaa waa diyaar sanyihin, wax walaac ahna majiraan amnigeena inaan la wareegno waa u diyaarsanahay, ciidamada kala duwan ee qaranka iyo geesiyaasha macawiisleeyda ayaa u diyaar ah iney iska kaashadaan guud ahaan amniga dalka marka ay baxaan ATMIS” ayuu yiri Wasiirka amniga gudaha Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag.

    Wuxuu sidoo kale sheegay Wasiirka amniga in ciidanka ATMIS ay horay uga baxeen meelo ka mid ah gobolada Hiiraan, Shabeellaha dhexe, Shabeellaha Hoose, Baay, Bakool iyo Jubbaland, islamarkaana amiga meelahaas ay gacanta ku hayaan ciidamada dowladda.

    “ATMIS meelaha ay gacanta ku hayeen waxaa ka mid ahaa amniga Madaxtooyada dalka oo ay isaga baxeen mudo dhowr iyo toban sano ah, waxaana amniga madaxda sare ee dalka iyo guud ahaan madaxtooyada gacanta ku haya ciidamada Qaranka, sidaas oo kale meel walba ay ka baxaan ciidankii la wareegi lahaa baa u diyaarinay” ayuu yiri Wasiir Fartaag.

    Hadalkaan kasoo yeeray Wasiirka amniga Soomaaliya ayaa kusoo beegmaya, iyadoo bisha soo socota dhexdeeda la filayo in dalka isaga baxaan afar kun oo ka mid ah ciidanka ATMIS, islamarkaana dhamaanka sanadkaan qorshuhu yahay in ATMIS ay isaga baxdo guud ahaan dalka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    September 3, 2025

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Faah faahino Dheeraad ah oo kasoo Baxayo iska hor imaad kooban oo ka dhacay Baladweyne

    September 3, 2025

    Ra’iisul wasaare Xamse oo la kulmay dhigiisa dalka Serbia

    September 2, 2025

    Koox hubeysan oo xalay Nabadoon ku dishay Beledxaawo

    September 2, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.