Wasiir ku-xigeeno Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabeelle Mudane Maxamed Bashiir Qaasim Daqare
Inaalilaah wainaa ileyhi raajicuun
Waxaan katacsiyadeynayaa Geeridii xanuunka badneyd ee Kutimid Nabadoonka Guud Faarax Cabdi Waare .
Waxaan gaarsinayaa tacsiyadaas Eheledii, Qaraabadii iyo Nabadoonada Guud ee Reer Hiiraan geeridii kutimid Nabadoon Faarax Cabdi Waare
Waxaan ilaah uga baryayaa inuu Naxariistii Janno siiyo qabrigana uwaasiciyo Marti lajecelyahayna kadhigo
Dhabtii waa tiir weyn oo kabaxay umada soomaaliyeed