Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      NISA oo sheegtay in la beegsaday guri ay ku shirayeen Al-shabaab oo ku yaala Jubbada Dhexe

      January 15, 2026

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Wasiir Cali Xoosh oo su’aalo xasaasi ah lagu weydiiyey Aqalka sare

    Wasiir Cali Xoosh oo su’aalo xasaasi ah lagu weydiiyey Aqalka sare

    By radiohalgan.comJuly 29, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ku-simaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan braahim oo uu weheliyay Guddoomiye ku xigeenka labaad, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), ayaa maanta shir guddoomiyay kalfadhiga shanaad kulankiisa 5-aad ee  Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS.

    Ajandaha kulanka ayaa ahaa dhagaysiga war-bixinta iyo waydiimo furan oo ku saabsan wasaaradda arrimaha Gudaha qaar kamid ah hay’addaha hoos yimaada oo kala ah: Hay’adda maareynta Musiibooyinka, Hay’adda Diwaangalinta iyo Aqoonsiga Dadwayaha & hay’adda Qaxootiga Qaranka .

    intaas ka dib Sanatarada Golaha Aqalka Sare, ayaa su’aallo ka waydiiyey Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf Cali (Cali Xoosh) qorshaha Wasaaradda uga diyaarsan Arrimaha dib u heshiista dalka iyo colaadaha sokeeyey ee ka soo cusboonaaday deegaano ka mid ah dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, iyo qorshaha nabadaynta iyo xasilinta deegaannada laga xoreeyey kooxaha khawaarijta.

    Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf, ayaa sidoo kale mudanayaashu waydiiyeen qaabka u dhici doonaan dooarashooyinka Dowladaha xubnaha ka Dowladda Federaalka Soomaaliya  ee ku bisha Agoosto ee soo socota.

    Dhinaca kale, Senatarradu waxay su’aalo kala duwan waydiiyeen Guddoomiyaha hey’adda SODMA qaabka ay u maareeyaan  gargaarka loogu talagalay dadka ku nool deegaanada laga xoreeyay Khawaarijta, kuwii ay saameeyeen Fatahaadaha, iyo abaarihii ka dhacay Dalka.

    Guddoomiyaha Hey’adda Diiwaangelinta iyo Aqoonsiga Dadwaynaha ayey Sanataradu waydiiyeen qorshaha uga degsan sidii lagu gaadhsiin lahaa kaadhka aqooonsiga qaranka, dhammaan dadwaynaha ku dhaqan deegannada dowlad gobaleedyada Dalka.

    Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS mudane Cali Yuusuf (Cali Xoosh) iyo madaxda Hay’adaha hoos yimaada Wasaaradda ayaa ka jawaabay dhammman waydiin odhaahyadii maanta.

    Waxayna Sanatarada Aqalka Sare ayaa soo jeediyey in dib u eegis lagu sameeyo magaca Hay’adda Maaraynta Masiibooyinka Qaranka

    Ugu dambayntii, Guddoomiye Ku xigeenka 1aad ahna ku simaha Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ayaa kulanka soo xiray, isagoo u mahadceliyay Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo madaxdii kale ee la socotay.

            

    Share

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.