Close Menu
    What's Hot

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Wasiir Axmed Fiqi muxuu ka yiri Shirka looga hadlayo Siyaasadda loo dhan yahay?

    Wasiir Axmed Fiqi muxuu ka yiri Shirka looga hadlayo Siyaasadda loo dhan yahay?

    By radiohalgan.comFebruary 5, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi oo khudbad ka jeediyay Shirka looga hadlayo Siyaasadda loo dhan yahay ayaa ka hadlay sooyaalka qaran dhiska, caqabadaha, fursadaha & ahmiyadda iskaashiga uu leeyahay.

    Shirkaan oo ah mid u dhaxeeya Xukuumadda Federaalka & Saaxiibada Soomaaliya waxa ay labada dhinac ku kala xog-qaadanayaan xaaladihii u dambeeyay ee dhinaca siyaasadda loo dhan yahay & hiigsiga si dhinac weliba uu doorkiisa ka qaato.

    May be an image of 4 people

    Axmed Fiqi ayaa sheegay in Soomaaliya ay kasoo gudubtay xaaladihii adkaa ee soomaray isla markaana ay haatan tiigsanayso horumar, waxa uu madasha ka sheegay in guullo muhiim ah laga gaaray dagaalka ka dhanka ah β€˜AS’ lagana qabsaday 800 oo KM.

    Goobahaas laga qabsaday β€˜AS’ ayuu Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi sheegay in laga hirgeliyay adeegyo kala duwan sida Iskuullo, Isbitaallo, Layrar (Nalal), Biyo, Maxkamado & kuwo kale oo Bulshadu u baahan tahay.

    May be an image of 2 people and text

    β€œUjeedka fadhigeenna kuma koobna in laga doodo Siyaasada loo dhanyahay, balse waa dadaallo wadajir ah oo lagu qaabeynayo helidda Soomaali horumarnsan, adkeysi leh, oo iskuna filan” Sidaasi waxaa yiri Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi.

    Shirarka u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya & Saaxiibadeed ayaa inta badan diiradda lagu saaraa arrimaha Amniga, Siyaasadda, Dhaqaalaha iyo qodobo kale oo dhammaantood baahi gaar ah loo qabo.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.