Wasaaradda Waxbarashada Dowladda Hirshabelle oo Manhajka cusub ee Waxbarashada qaranka gaarsiisay degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.
Guddoomiyaha waxbarashada degmada Maxaas Mudane Cabdullaahi Xuseen Cabdi iyo Gormeraha Abdalla Mohamed Omar ayaa daah furay munaasabadda Ardayda Manhajka wasaaradda wax barashada loogu qeybiyay Labbo School oo ku yaalla degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan.