Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Maxay ka wada hadleen Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Kenya

    May 30, 2025

    Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Hirshabelle oo la wareegtay Gadiid Ambalaas Caafimaad ah

    May 29, 2025

    Abuu xaniifa iyo maleeshiyaad kale oo kagu diilay dagaal ka dhacay Abooreey

    May 29, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maxay ka wada hadleen Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Kenya

      May 30, 2025

      Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Hirshabelle oo la wareegtay Gadiid Ambalaas Caafimaad ah

      May 29, 2025

      Abuu xaniifa iyo maleeshiyaad kale oo kagu diilay dagaal ka dhacay Abooreey

      May 29, 2025

      DEG DEG Maxkamad ku taalla magaalada Jigjiga ayaa maanta xukun xabsi ah ku riday Cabdi Barrud, oo Kamid ah

      May 29, 2025

      Madaxweynaha Somaliland oo maanta u safraya dalka Kenya

      May 26, 2025

      Nuxrka khudbadda uu madaxwane Xasan Sheekh ka jeediyay shirka ururka jaamacadda carabta.

      May 18, 2025

      Wasiirka Difaaca Soomaaliya oo dagaalka AS kala hadlay dhigiisa dalka Ciraaq

      May 18, 2025

      Weeraro aay fuliyeen ciidammadda Ruushka oo sababay khasaaro dhimasho iyo dhaawac isugu jira

      May 17, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      In ka badan 100 oo ku dhintay daadad ka dhacay bariga Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo

      May 11, 2025

      Maxay ka wada hadleen Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Kenya

      May 30, 2025

      Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Hirshabelle oo la wareegtay Gadiid Ambalaas Caafimaad ah

      May 29, 2025

      Abuu xaniifa iyo maleeshiyaad kale oo kagu diilay dagaal ka dhacay Abooreey

      May 29, 2025

      DEG DEG Maxkamad ku taalla magaalada Jigjiga ayaa maanta xukun xabsi ah ku riday Cabdi Barrud, oo Kamid ah

      May 29, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Hirshabelle oo la wareegtay Gadiid Ambalaas Caafimaad ah

    Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Hirshabelle oo la wareegtay Gadiid Ambalaas Caafimaad ah

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 29, 20251 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka gobolka Hiiraan Mudane Xasan Axmed Barkhadle ayaa maanta hay’adda Save the Children kala wareegay Seddax Ambulance oo loogu tala galay degmooyinka kala ah Maxaas Matabaan iyo Magaalada Beledweyne.

    Gaadiidkan Ambulance oo ku qalabeysan agab caafimaad oo Casir ah ayaa qeyb ka ah dhamestirka mashruuca ah Damal Caafimaad iyo dadaallada ay Wasaaraddu Caafimaadka ugu jirto kor u qaadista iyo tayeynta adeegyada caafimaad ee bulshada, iyo in deeganada Mi’yiga ah bulshada ku nool la gaarsiiyo adeeg caafimaad oo bilaash ah.

    Madasha wareejga gaadiidka Ambulance waxaa ka sugnaa Mayarka Beledweyne Nadar Tabaax Maalin Guddoomiyaha degmada Beledweyne Cumar Calasoow Mareeyaha Mashruuca Damal-Caafimaad Axmed Shiikh Cali Odayaal iyo qeybaha kale ee bulshada.

    Maxamed Abuukar oo ku hadlayay afka Save the Children ayaa gaadiidka Ambulance ku wareejiyay Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka gobolka Hiiraan Mudane Xasan Axmed Barkhadle.

    Isku duwaha Wasaaradda Caafimaadka gobolka Hiiraan Mudane Xasan Axmed Barkhadle oo markii uu gudoomay Seddaxdaasi Ambulance waxa uu u mahadceliyay hay’adda Save the Children.

    Guddoomiyaha degmada Beledweyne Cumar Cismaan Calasoow ayaa dhankiisa madasha ka hadlay waxa uu u mahadceliyay wasaaradda Caafimaadka gobolka Hiiraan iyo hay’adda Save the Children.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maxay ka wada hadleen Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Kenya

    May 30, 2025

    Abuu xaniifa iyo maleeshiyaad kale oo kagu diilay dagaal ka dhacay Abooreey

    May 29, 2025

    DEG DEG Maxkamad ku taalla magaalada Jigjiga ayaa maanta xukun xabsi ah ku riday Cabdi Barrud, oo Kamid ah

    May 29, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Maxay ka wada hadleen Labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Kenya

    May 30, 2025

    Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Hirshabelle oo la wareegtay Gadiid Ambalaas Caafimaad ah

    May 29, 2025

    Abuu xaniifa iyo maleeshiyaad kale oo kagu diilay dagaal ka dhacay Abooreey

    May 29, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.