Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS waxay baaq nabadeed u diraysaa beelaha walaalaha ah ee ku dagaalamaya qayb ka mid ah gobolada dalka.
Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha ayaa lagu sheegay in doorkeed ka qaadaneyso joojinta colaadaha iyo sidii looga shaqeyn lahaa in xal nabadeed laga gaaro colaadaha.
Deegaanno katirsan dowlad goboleedyada qaar ayaa maalmihii lasoo dhaafay waxaa ka dhacayay dagaallo khasaaro geestay oo u dhaxeeyay maleeahiyo beeleedyo.