Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Xukuumada Somalia ayaa soo saartay war-saxaafadeed ay dowladdu digniin ugu dirtay macalimiin qorsheynaya inay u hoggaansamaan amaro ka soo baxay Al shabaab.
Macalimiintan oo ah kuwo wax ka dhiga Malcamadaha lagu barto Quraanka Kariimka ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa soo baxaya in looga yeeray deganada ay maamulaan Al shabaab
HOOS KA AKHRISO QORAALKA