Shirka Maxaas ma ahaaan Shirka Dhaqanke ee waa Shir siyaasadeed uu Sanbaloolshe Horboodaye
shalay ciidamada Nabadsugida ku xireen magaalada Magaalada Maxaas , sida lagu baahiyay Facebook iyo WhatsApp.
nin Ganacsato ah oo lagu magacaabo Bishaar afeey oo wakii ka ah Taliyaha Hay’adda Sirdoonka ee NISA Cabdillaahi Maxamed Cali Sanbalooshe ayaa dhigay Qora sare Libaan Qoon oo kamid ah wariyeyaasha caanka ah ee Gobolka Hiiraan.
Taliyaha cusub ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali (Sanbaloolshe) ayaa Amaray
in la xiro Mr qoone.
Lama oga sababta rasmiga ah ee arrintan ka dambeysay. Sanbaloolshe ayaa caan ku ah qar iskutuurnimo beegsiga Suxufiyiinta Muqdisho iyo Gobolka Hiiraan.
Sanka, waxaa lagu xusuustaa labadii xilli ee uu horey NISA usoo maamulay inuu xabsiga dhigay wariyeyaal iyo xitaa agaasimeyaal warbaahineed.
warbaahinta Radio Halgan ayaa si adag u cambaareyay xariga sharci darada ah ay hay’adda NISA u geystay Liban qoone waa in si degdeg ah loo sii deyaa