Close Menu
    What's Hot

    MW Xasan Sheekh oo maanta kulan la qaadanaya madaxweynaha Masar.

    February 8, 2026

    Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

    February 8, 2026

    GOLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KA SHIRAY ARRIMAHA BINI’AADANIMO

    February 8, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      MW Xasan Sheekh oo maanta kulan la qaadanaya madaxweynaha Masar.

      February 8, 2026

      GOLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KA SHIRAY ARRIMAHA BINI’AADANIMO

      February 8, 2026

      Galdogob: Isimmada Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku caan-shubay Ugaaska beelaha Tanade-Daarood, Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas 

      February 8, 2026

      DEG DEG Askarta Baarlamaanka iyo Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo foodda is daray.

      February 7, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      MW Xasan Sheekh oo maanta kulan la qaadanaya madaxweynaha Masar.

      February 8, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      GOLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KA SHIRAY ARRIMAHA BINI’AADANIMO

      February 8, 2026

      Galdogob: Isimmada Dhaqanka Soomaaliyeed ayaa ku caan-shubay Ugaaska beelaha Tanade-Daarood, Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas 

      February 8, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » Wareysi:- Rooble oo ka hadlay heshiiska badda ee Soomaaliya iyo Turkiga farriina u diray…

    Wareysi:- Rooble oo ka hadlay heshiiska badda ee Soomaaliya iyo Turkiga farriina u diray…

    By radiohalgan.comFebruary 21, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyey heshiiskii ay maanta ansixiyeen golayaasha dastuuriga ah ee dowladda Soomaaliya, wuxuuna farriin u diray siyaasiyiinta mucaaradka ah.

    Rooble ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu ku sheegay in heshiiskaan uu yahay mid dhaxal-gal ah oo aad loogu baahnaa, qof kastana uu fahmi karo muhiimadda uu leeyahay.

    “Waxaan halkan uga hambalyeynayaa shacabka Soomaaliyeed meel walba oo ay joogaan heshiiska maanta la ansixiyay ee Iskaashiga Difaaca iyo Dhaqaalaha labada dal ee Soomaaliya iyo Turkiga.

    Waa heshiis dhaxal gal ah oo uu fahmi karo qofka kasta oo wax-garad ah,” ayuu yiri R/Wasaare Rooble.

    Wuxuu intaas ku sii daray in Turkigu uu yahay walaal soo jireen ah oo Soomaaliya ay leedahay, isagoo xusuusiyey qarniyo ka hor taariikh soo jirtay.

    “Walaalaheen Turkiga maaha markii ugu horeeysay oo ay iskaashi iyo garab istaag la yeeshaan Soomaaliya dhaqaale ahaan, bulsho ahaan iyo difaac ahaanba, haddaad taariikhda dib u akhrisid Qarnigii 16aad (1540) ayay Turkida difaacoodu u soo gurmadeen Soomaaliya,” ayuu yiri Maxamed Xuseen Rooble.

    Ra’iisul Wasaarihii hore ayaa baaq u diray siyaasiyiinta mucaaradka ah, wuxuu kula taliyey in wax kasta oo kala aragti duwanaasho ah meel la iska dhigo oo loo soo jeesto dhismaha dowladnimada Soomaaliya.

    “Siyaasiyiinta Soomaaliyeed waxaan ugu baaqayaa in meel la iska dhigo kala duwanaanta siyaasadeed oo aan u soo jeesanno Midnimada iyo Difaaca Dalkeenna si ay ubadkeennu berri ugu noolaadaan Sharaf iyo Xornimo,” ayuu qoraalkiisa ku yiri Rooble.

    Ugu dambeyntii Maxamed Xuseen Rooble wuxuu u mahadceliyey masuuliyiintii ka soo shaqeysay arrintaan, isagoo yiri, “Way mahadsan yihiin dhammaan madaxda Soomaaliyeed ee ka shaqeysay heshiiskan Taariikhiga ah.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    MW Xasan Sheekh oo maanta kulan la qaadanaya madaxweynaha Masar.

    February 8, 2026

    Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

    February 8, 2026

    GOLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KA SHIRAY ARRIMAHA BINI’AADANIMO

    February 8, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    MW Xasan Sheekh oo maanta kulan la qaadanaya madaxweynaha Masar.

    February 8, 2026

    Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

    February 8, 2026

    GOLAHA WASIIRRADA DOWLADDA HIRSHABEELLE OO KA SHIRAY ARRIMAHA BINI’AADANIMO

    February 8, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.