Close Menu
    What's Hot

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026

      Aktiso:-CNN:Shiinaha ayaa isku diyaarinaya inuu nidaamyada difaaca hawada u gudbiyo Iran

      April 11, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Tahriibiyaal ku geeriyooday Faransiiska.

      April 10, 2026

      Itoobiya oo gacanta ku dhigtay Akhriso:- magafe Soomaali ah oo dadka Tahriibiyay.

      April 10, 2026

      Madaxweynaha Jabuuti oo Daah-furay Mashruuca “Salaam City” oo ku kacaya $480 Milyan

      March 24, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

      April 11, 2026

      Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

      April 11, 2026

      Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

      April 11, 2026

      Cumar C/Rashiid oo digay halista ka dhalan karta shidaal qodista.

      April 11, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » WARBIXIN: Maxad Ka Ogtahay Labadii Jeer Ee Horyaalka Premier League Lagu Kala Qaaday Farqiga Goolasha.

    WARBIXIN: Maxad Ka Ogtahay Labadii Jeer Ee Horyaalka Premier League Lagu Kala Qaaday Farqiga Goolasha.

    By radiohalgan.comMarch 23, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Marka laga hadlayo xilli ciyaareedka kubada cagta, waa mid dheer oo adag Horyaalka Premier League, tusaale ahaan, 20 kooxood ayaa ciyaaraya 380 ciyaarood, iyada oo la ciyaaro bisha Augst ilaa bisha May ee sanadka xiga.

    Horyaalka ayaa ah mdi xiiso leh iyada oo ay sanadihii ugu dambeeyay kooxuhu si dirqi ah ku kala qaadayeen isla aadayeena kulamada ugu dambeeyay.

    Taariikhda horyaalka premier League waxa jirta laba xilli ciyaareed oo lagu kala baxay farqiga goolasha.

    Arsenal ayaa xilli ciyaareedkan horyaalka premier Legaue ku hogaaminaysa farqiga goolasha iyaga oo isku dhibco ah kooxda Liverpool isla markaas leh min 64 dhibcood.

    Hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa labadii xilli ciyaareed ee horyaalka England lagu kala baxay farqiga goolasha laguna kala qaaday horyaalka.

    Manchester City & Manchester United: 2011-2012

    Marka laga hadlayo farqiga goolasha in lagu kala boxo, waa sida ugu xanuunka badan ee ay koox ku lumin karto horyaalka Premier League.

    Taasi waa sidii dhacday xilli ciyaareedkii 2011/2012 markaas oo ay Man City ku guulaystay horyaalkeedii ugu horeeyay premier League casriga.

    Labada kooxood ayaa isku baacsanayay horyaalka intii badnayd xilli ciyaareedka iyaga oo ku dagaalamayay sidii ay ugu guulaysan lahaayeen horyaalka.

    Maalintii ugu dambaysay ee horyaalka ayaa la gaadhay iyada oo labada kooxood ee Man United iyo Man City isku dhibco ahaayeen.

    Man United ayaa la ciyaaraysay Sunderland halka ay Man City la ciyaaraysay kooxda QPR, markii ay ciyaartii United dhamaatay Waxa ay hogaaminayeen horyaalka halka Man City 2/1 lagu hogaaminayay ciyaarta wakhtigii dheeriga ahaa.

    Laakiin Man City ayaa dhalisay 2 gool oo deg-deg ah waxana ay Man City ku guulaystay horyaalka iyada oo farqiga goolasheedu ahaa +64 halka Farqiga Man United ahaa +56.

    Arsenal & Liverpool: 1988-1989:

    Labada kooxood ayaa si adag ugu tartamayay horyaalka hadii ay Liverpool ay badin lahayd ama bar-baro gali lahayd waxa ay ku guulaysan lahayd horyaalka premier League.

    Laakiin Liverpool ayaa looga badiyay 1/0 Hadii intaas wax ka badan looga badin lahaa Arsenal ayaa ku guulaysan lahayd horyaalka premier League.

    Labada kooxood ayaa qaybtii hore ku kala baxay bar-baro, horyaalkuna waxa uu ku jiray gacanta Liverpool, Laakiin Alan Smith ayaa dhaliyay gool wakhti hore ah qaybta dambe laakiin wali horyaalku waxa uu ku jiray gacanta Liverpool.

    Si kasta ha ahaatee daqiiqadii 91-aad ayuu Micheal Thomas Arsenal u dhaliyay goolka guusha kaas oo keentay in ay Arsenal ku guulaysato horyaalka.

    Arrinta xiisaha lihi waxay tahay in labada kooxood aanay kaliya xilli ciyaareedka ku dhamaysan isku dhibco laakiin sidoo kale waxa ay isaga mid ahaayeen farqiga goolasha iyaga oo wada leh +37 Laakiin Arsenal ayaa dhalisay goolal ka badan kuwa ay Liverpoold dhalisay yagoo shabaqa soo taabtay 73 jeer marka loo eego Liverpool oo 65 jeer dhalisay taasoo u gacan galisay hanashada horyaalka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Shanta qodob ee ay isku mari la’yihiin Iran iyo Mareykanka. Hoos ka akhri

    April 11, 2026

    Ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, ayaa hadal si adag u dhaliilaya xukuumadda federaalka

    April 11, 2026

    Dowladda Soomaaliya oo magacowday Guddiga Farsamada Dib u heshiisiinta Koofur Galbeed.

    April 11, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.