Close Menu
    What's Hot

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

      March 22, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » WARBIXIN: Bukayo Saka Oo Arsenal Xasuusin Kara Waayihii Wacnaa Kulanka Sheffield United

    WARBIXIN: Bukayo Saka Oo Arsenal Xasuusin Kara Waayihii Wacnaa Kulanka Sheffield United

    By radiohalgan.comMarch 4, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Xiddiga Garabka Arsenal Bukayo Saka ayaa Dennis Bergkamp iyo Harry Kane kula biiri kara rikoodh gool dhalineed gaar ah oo Premier League ah kulanka isniinta ee Sheffield United ee Bramall Lane.

    22-sano jirkaan ayaa sii wata inuu soo bandhigo qaab ciyaareed cajiib ah iyo inuu yahay mid ka mid ah ciyaartoyda ugu fiican dalka isagoo dhaliyay 16 gool 13 caawin 34 kulan oo uu u saftay kooxda Mikel Arteta intii lagu jiray xilli ciyaareedkanhadda socda.

    13 ka mid ah goolashaas iyo waliba 8 caawin ayaa yimid 25 kulan Oo premier league ah xilli uu sii wado wax qabadkiisa cajiibka ah xilli ciyaareedkan.

    Waxqabadkaas waxa ka mid ah 2 gool Oo uu ka dhaliyay kulankii ay 6/0 kaga badiyeen West Ham kulan ka tirsanaa premier league iyo kulankii xigay ee ay 5/0 kaga badiyeen Burnley.

    Sidoo kale Saka ayaa dhaliyay gool kulankii ay kooxdiisu 4/1 kaga badiyeen Newcastle.

    isagoo sidaas ku dhaliyay kulankii shanaad ee Premier League oo xiriir ah, waana ciyaaryahankii ugu horreeyay ee Ingiriis ah oo sidaas u sameeya Arsenal tan iyo Ian Wright 1994kii.

    Saka ayaa haatan magaciisa ku qori kara taariikhda ciyaaryahankii seddexaad ee taariikhda Premier League ee dhaliya goolal badan seddex kulan oo isku xigta oo uu marti yahay tartanka.

    Kaliya weeraryahankii hore ee Arsenal Bergkamp iyo weeryahankii hore ee Tottenham Kane ayaa ku guuleystay in ay Rikoodhkaas ka dhigaan Premier League, iyada Oo midka hore sidaas sameeyay kulamadii Chelsea, Leicester City iyo Southampton xilli ciyaareedkii 1997-98.

    Dhanka kale, Kane – oo ah gooldhaliyaha labaad ee ugu goolasha badan taariikhda Premier League ayaa Rikoodhkaas dhigay isaga Oo min 2 gool dhaliyay kulamadii Everton, West Ham United iyo Huddersfield Town xilli ciyaareedkii 2017-18.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG-DEG:-Diyaarad ku burburtay Qadar oo ay dad ku dhinteen

    March 22, 2026

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.