Close Menu
    What's Hot

    DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

    March 3, 2026

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

      March 3, 2026

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

      March 3, 2026

      DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

      March 3, 2026

      Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

      March 2, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » WARBIXIN: 5 Xiddig Oo Liverpool Ka Tagi Doona Kadib Go’aankii Klopp.

    WARBIXIN: 5 Xiddig Oo Liverpool Ka Tagi Doona Kadib Go’aankii Klopp.

    By radiohalgan.comJanuary 30, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Tababaraha Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa ka yaabsaday kubada cagta adduunka kadib markii uu shaaciyay in uu isaga tagi doono kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

    Klopp ayaa soo afjaraya ku dhawaad 9 sano oo uu joogay Anfield marka uu isaga tago kooxda dhamaadka xilli ciyaareedkan.

    Sanadihii uu joogay Liverpool, kooxda ayaa ahayd koox ayna xiddiguhu si dhib yar uga tagin.

    Kadib go’aanka Liverpool waxa jira xiddigo laga yaabo in ay Klopp u raacaan albaabka Anfield.

    Warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa 5 xiddig oo isaga tagi doona Liverpool kadib go’anka Klopp.

    Virgil van Dijk:

    Van Dijk waa ciyaaryahanka kaliya ee ilaa hadda ka hadlay mustaqbalkiisa ee la xiriira Klopp.

    Kabtanka Liverpool ayaa sheegay in uuna garanayn in uu sii joogi doono Liverpool wixii ka dambeeya xilli ciyaareedkan.

    Mohamed Salah

    Xiddiga ugu muhiimsan Liverpool ayaa horayba loola xidhiidhinayay in uu isaga tagayo kooxda iyada oo kooxdu diiday dalab 150 ah oo ay kooxaha sucuudigu ku doonayeen xiddiga.

    Alisson

    isaga oo jooga kooxda tan ilaa  2018, Alisson ayaa hogaaminaya xidigaha bixi kara marka uu Klopp ka tago kooxda.

    Inkastoo uu 31 jirsaday sannadkii hore, Alisson ayaa weli ah goolhayaha ugu fiican Premier League.

    Joe Gomez:

    Inkasta oo uuna ahayn xidig joogto ugu ciyaara kooxda, Gomez ayaa boorsooyinkiisa ka qaadan kara Liverpool.

    Xiddiga ayaa haatanba lala xidhiidhinayaa kooxaha Newcastle iyo West Ham.

    Joel Matip:

    Xilli ciyaareedka Joel Matip ee Liverpool ayaa soo dhamaaday bishii December kadib markii uu dhaawac halis ah soo gaadhay.

    Xiddiga ayaa ah mid ku joogay kooxda Dalab Klopp ah iyada oo kooxdu wakhti hore iska fasixi lahayd laakiin klopp ayaa doortay in uu sii haysto xiddiga.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    DEG DEG Maraykanka ayaa xidhay safaaraddii uu ku lahaa dalka Kuwait, kadib

    March 3, 2026

    DEG DEG Safaaradii Mareykanka ee Sacuudiga oo gubaneysa.

    March 3, 2026

    Iiraan ayaa Goordhow Sheegtay in ay Beegsatay Goobta Shaqada ee Ntnyahu & Taliyaha Ciidanka Israa’11l.

    March 2, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.