Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» WARBIXIN: 5 Meel Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Chelsea Iyo Liverpool Final-ka Carabao Cup-ka.

    WARBIXIN: 5 Meel Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Chelsea Iyo Liverpool Final-ka Carabao Cup-ka.

    By radiohalgan.comFebruary 24, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Kooxaha chelsea iyo Liverpool ayaa isaga hor iman doona Wembley Axada iyaga oo ku dagaalami doona ku guulaysiga Carabao cup-ka xilli ciyaareedkan.

    Labada kooxood ayaa kulmay wax ka yar 2 bilood ka hor iyada oo Liverpool ku badisay 4/1 laakin sidoo kale is badashay maadama uuna Klopp kooxdiisa u arkin kuwo ugu cad-cad kulanka.

    Liverpool ayay ku habsadeen dhaawacyo iyada oo laga yaabo in ay kulanka ka maqnaadaan ugu yaraan 10 xiddig oo kooxda 1-aad ah.

    Chelsea ayaa dhinaceeda dib u helaysa kalsooni iyaga oo kulan lama filaan ah dhibco ka reebtay Man City.

    Hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa meelaha ay ku kala badin karaan 2-da kooxood.

    Malo Gusto vs Luis Diaz:

    Mohamed Salah iyo Darwin Nunez ayaa labadooduba shaki weyn ku jiraa inay diyaar u yihiin kulanka halka Diogo Jota la xaqiijiyay in uu seegayo kulanka ka dib markii uu soo gaaray dhaawac fool xun kulankii Brentford.

    Haddaba waxaa jirta fursad xooggan oo uu garabka reer Colombia ee Luis Diaz u noqon karo bartilmaameedka weerarka Liverpool ee garoonka Wembley.

    Diaz waa inuu ka soo baxaa dhanka bidix ee uu jecel yahay, halkaas oo uu ka hor tagi doono xiddiga Malo Gusto. Laacibka reer France ayaa dhawaan sameeyay shaqo fiican kadib markii uu joojiyay xiddiga Man City ee Jeremy Doku.

    Dareenka weerarka Gusto ayaa sidoo kale u baahan doona inuu raad raaco Diaz, kaasoo aan awoodin inuu iloobo waajibaadkiisa daafaca.

    Enzo Fernandez vs AlexisΒ MacΒ Allister:

    Chelsea ayaa ahayd kooxda 2-aad wax walba oo ku saabsan khadka dhexe kulankii labada kooxood ee hore waxana sabab u ahaa khadka dhexe ee labada kooxood.

    Xiddigaha Khakdka dhexe ee chelsea ayaa ku dhibaatooday in ay joojiyaan xiddiga AlexisΒ MacΒ Allister kaas oo maamulayay khadka dhexe.

    Labada xiddig ee Fernandez iyo AlexisΒ MacΒ Allister ayaa mar kale go’aamin kara kulanka sabab la xidhiidha khadka dhexe.

    Nicolas Jackson vs Virgil van Dijk:

    Nunez ayaa laga yaabaa in uuna taam noqon laakiin kulanka waxa diyaar u ah xiddiga Nicolas Jackson kaas oo saamayn weyn ku yeelan kara werarka.

    Xiddiga reer Senegal ayaa ka hor iman doona kabtanka Liverpool ee Van Dijk kaas oo dhinaciisa ku jira qaab ciyaareed cajiib ah.

    Moises Caicedo vs Wataru Endo:

    Dad badan ayaa la yaabay markii ay Liverpool isaga hadhay baacsiga Moises Caicedo Isla markaas badalkiisa u dhaqaaqday xiddiga Wataru Endo laakiin Endo ayaa adduunka tusay in uu ka fiican yahay xiddiga khadka dhexe ee ugu qaalisan adduunka.

    Cole Palmer vs Andy Robertson:

    Palmer ayaa la odhan karaa waa xiddiga ugu fiican chelsea marka la eego saamaynta uu ku leeyahay kooxda chelsea tan ilaa markii uu yimid.

    Xiddiga da’yarka ah ayaa noqon kara xiddiga halista ugu weyn ku noqon kara goolka Liverpool waxana uu ka hor iman doonaa xiddiga Robertson.

    Robertson ayaa dhawaan ka soo laabtay dhaawaca walina ma soo bandhigin qaab ciyaareedkii laga filayay.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.