Close Menu
    What's Hot

    War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

    February 23, 2026

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

      February 23, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

      February 23, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» WARBIXIN: 4 Xiddig Oo Dhaawici Kara Arsenal Kulanka Caawa Ee Champions League.

    WARBIXIN: 4 Xiddig Oo Dhaawici Kara Arsenal Kulanka Caawa Ee Champions League.

    By radiohalgan.comFebruary 20, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Taageerayaasha Arsenal ayaa laga yaabaa in ay si weyn u farxeen markii ay ku aadeen Fc Porto wareega 16-ka tartanka champions League.

    Dhinaca magaca, kooxda reer Portugal ayaa ka mid ahayd kooxaha jilicsan ee ku hadhay tartanka marka la eego xaqiiqada ah in ay 7 dhibcood ka dambayso hogaanka horyaalka Portugal Benfica oo wareega Group-yada kaga hadhay tartanka waxana ay muujinaysaa in ay Arsenal si dhib yar ugu gudubto wareega 8 dhamaadka.

    Si kasta ha ahaatee Fc Porto ayaa leh khibrad weyn oo champions League ah waxana ay haystaa xiddigo badan oo fiican waxana ay aamini karaan fursadooda u gudbista wareega xiga.

    Hadaba warbixintan waxan ku soo bandhigi doonaa 4 xiddig oo ay tahay in ay Arsenal iska ilaaliso kulanka:

    Pepe

    Porto waxa ay haysataa weeraryahano badan oo khatar ah oo ka soo jeeda dalka Brazil waxana ka mid ah xiddiga Pepe.

    Ma ahan daafaca 40 sano jirka ah ee horay ugu soo ciyaaray Real Madrid laakiin waa xiddig da’yar ah oo qaab ciyaareed cajiib ah ku jira.

    Stephen Eustaquio:

    Declan Rice ayaa Arsenal ka caawiyay in ay noqoto mid maamusha khadka dhexe kulamada xilli ciyaareedkan hadana xiddiga Stephen Eustaquio ayaa leh awood uu ku khal-khaliyo khadka dhexe ee kooxda Arsenal.

    Evanilson:

    Evanilson ayaa isku muujiyay inuu yahay gooldhaliyaha ugu halista badan Fc Porto xilli ciyaareedkan isagoo dhaliyay 19 jeer 26 kulan oo uu saftay tartamada oo dhan.

    Xiddiga reer Brazil ayaa dhaliyay afar gool shantii kulan ee uu ciyaaray tartamada yurub inkasta oo dhamaantood ay laba kulan ka horyimaadeen kooxda ugu horaysay ee champions League.

    Wenderson Galeno:

    Wenderson Galeno oo ka mid ah ciyaartoydii ugu fiicnaa xilli ciyaareedkan Champions League, ayaa u dhammaystiray weerarka xiisaha badan ee reer Brazil ee Porto.

    Ciyaaryahanka garabka ka ciyaara, oo inta badan ka ciyaara dhanka bidix, ayaa afar gool dhaliyay, seddexna caawiye ka ahaa kaliya shan kulan oo Yurub ah, isagoo ka soo muuqday kulamadii gurigooda iyo martida ee Shakhtar Donetsk.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    War Degdeg ah: Xubno ka tirsan Guddiga Doorashooyinka oo lagu xiray Buuloburte.

    February 23, 2026

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.