Close Menu
    What's Hot

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

      February 22, 2026

      DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

      February 22, 2026

      Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

      February 22, 2026

      Dowlad Goboleedyada wakhtigu ka dhamaaday waa inay qabsadaan Doorasho dadban”, Golaha Mustaqblka Soomaaliyeed.

      February 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» WARBIXIN: 4 Kulan Oo Ay Tahay In Ay Arsenal Badiso Si Ay Ugu Guulaysato Premier League

    WARBIXIN: 4 Kulan Oo Ay Tahay In Ay Arsenal Badiso Si Ay Ugu Guulaysato Premier League

    By radiohalgan.comMarch 30, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Kooxda Arsenal ayaa u hanqal taagaysa in ay ku guulaysato horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

    Arsenal ayaa doonaysa ku guulaysiga horyaalka premier League markii ugu horaysay tan ilaa sanadkii 2004.

    Warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa 5 kulan oo ay Arsenal tahay in ay badiso si ay ugu guulaysato horyaalka premier League.

    1.Man City Vs Arsenal:

    Waa kulan si weyn loo sugayo waxana la filayaa in uu dhoco kadib fasax kulamada caalamiga ah.

    Inkasta oo uu kulanku markii horeba Arsenal ku adkaa oo ay booqanayso Man City hadana waxa sii adkaynaya in ay xiddigo badan uga maqnaan doonaan fasaxa caalamiga ah.

    Laakiin waa kulan ay Arsenal u baahantahay in ay badiso hadii ay doonayso in ay ku guulaysato horyaalka premier League.

    2.Aton Villa Vs Arsenal:

    Waa kulan kale oo adag marka la eego qaab ciyaareedka kooxda Aston Villa xilli ciyaareedkan.

    Villa ayaa kulankaas soo galaysa iyada oo u dagaalamaysa boosaska loogu soo boxo champions Leagus sidaas darteed waxa uu ku noqon doonaa kulan Adag Arsenal.

    3.Tottenham Vs Arsenal:

    Waxa la odhan karaa waa kulanka ugu adag ee Arsenal marka laga yimaado Man City maadama ay booqanayso kooxda ay cadawga yihiin ee Tottenham.

    Tottenham ayaa wax walba u samayn doonta sidii ay Arsenal uga joojin lahayd ku guulaysiga horyaalka premier Legaue xilli ciyaareedkan sidaas darteed waa in ay Gunners badiso hadii ay wax rajo ah ka yeelanayso horyaalka.

    4.Man United Vs Arsenal:

    Waa kulan kale oo adag waana mid ay Arsenal ku qasbantahay in ay badiso marka ay booqato Old Trafford si ay ugu guulaysto horyaalka.

    Man United ayaa kulankaas soo galaysa iyaga oo laftooda baacsanaya boosaska champions League loogu soo boxo sidaas darteed waxa uu noqon doonaa kulan ku adag Arsenal.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Yusuf Garay ayaa Yiri Farriimaha Saddexda ah ee Galdogob

    February 9, 2026

    Kulankii Xalay Gudoomiyaha isboortiska Dagmada Bule-burte iyo Jaaliyadda Reer Hiiraan

    January 24, 2026

    Thierry Henry Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League Xilli Ciyaareedkan.

    April 11, 2024
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Kadib markii labaad ee uu fashilmay wadahaladii hogaanka dowladda Soomaaliya iyo xubnaha golaha Mustaqbalka

    February 22, 2026

    DEG DEG:-Shirkii Dowlada iyo Mucaaradka oo fashilmay iyo

    February 22, 2026

    Saciid Deni oo Ku Baaqay In Doorasho Degdeg ah Laga Qabto Galmudug, Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed

    February 22, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.