Close Menu
    What's Hot

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      Trump oo ka noqday hanjabaaddii canshuuraha ee la xiriirtay Greenland

      January 21, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Itoobiya oo ku biireysa Urur ay horey Soomaaliya ugu biirtay iyo Kenya oo ka hadashay

      April 10, 2024

      Beeralayda Qaadka Miirowga ee dalka Kenya oo joojiyay dhoofinta Qaadka ee Soomaaliya

      April 9, 2024

      Dalka qaaradda Ameerika ku yaalla ee ay QM ka digeyso “inuu waddadii Soomaaliya cagta saaray”

      April 6, 2024

      Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

      February 5, 2026

      DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

      February 5, 2026

      Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

      February 5, 2026

      Koonfur Galbeed Oo ku Hanjabtay in ay soo Afjari doonto Dagaalka Baydhabo

      February 5, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» WARBIXIN: 11- Xiddig Oo Laba Kooxood Oo Kala Duwan Kula Guulaystay Horyaalka Premier League

    WARBIXIN: 11- Xiddig Oo Laba Kooxood Oo Kala Duwan Kula Guulaystay Horyaalka Premier League

    By radiohalgan.comMarch 21, 20243 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ku Guulaysiga premier League wax ka badan hal mar ayaa ah arin cajiib u ah xiddig kasta.

    Kooxaha Man United, chelsea iyo Arsenal ayaa ku guulaystay horyaalka sanadihii ugu horeeyay ee tartanka halka ay Man City sanadihii ugu dambeeyay soo dab qaadatay.

    Si kasta ha ahaatee in ay Liverpool sugtay ilaa 2020 si ay ugu guulaysato horyaalka premier league ayaa ah mid aan la isku halayn karin.

    Waxa jira xiddigo yar oo nasiib u yeeshay in ay horyaalka premier League ku guulaystaan wax ka badan hal mar isla markaas kula guulaystay laba kooxood oo kala duwan.

    Warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa xiddigaha laba koox oo kala duwan kula guulaystay tartanka premeir League.

    1.N’Golo Kante (Leicester City & Chelsea):

    Xiddigo badan ayaa xirfadooda oo dhan ku dhamaystay iyaga oo aan ku guulaysan horyaalka premier League Laakiin N’Golo Kante ayaa joogay England 3 sano waxana uu ku guulaystay koobka premier League 2 jeer.

    Kante ayaa Leicester City ku soo biiray sanadkii 2015 wxana uu xilli ciyaareedkaas horyaalka kula guulaystay leicester ka hor inta uuna ku biirin chelsea isla markaas sanadkii xigay chelsea kula guulaysan horyaalka.

    2.Riyad Mahrez (Leicester City & Manchester City):

    Riyad Mahrez ayaa Leicester City kula guulaystay horyaalka premier League xilli ciyaareedkii 2015/2016 isaga door weyn ka ciyaaray arintaas.

    Laakiin Mahrez ayaa mar kale helay bilada premier Legaue kadib markii uu xiddiga kooxda Man City kula guulaystay horyaalka premier League sanadkii 2019.

    3.James Milner (Manchester City & Liverpool):

    Milner ayaa kooxda Man City kula guulaystay 2 horyaal oo xidhiidhah ka hor intii uuna 6 sano kadib Liverpool ku hogaamin horyaalka sanadkii 2020.

    4.Ashley Cole (Arsenal & Chelsea):

    Xiddiga Ashley Cole ayaa kooxda Arsenal ku hogaamiyay taariikh kadib markii uu kooxda kula guulaystay horyaalkii ay ku qaatay Guuldaro la’aanta.

    Laakiin xiddiga ayaa isaga tagay Arsenal isaga oo ku biiray chelsea halkaas oo uu kula guulaystay horyaalka premier League xilli ciyareedkii 2009/2010.

    5.Carlos Tevez (Manchester United & Manchester City):

    In ku guulaysiga horyaalka premier League oo aad kula guulaysato laba kooxood oo kaal duwan tahay arin aan marar badan dhicin hadana in aad horyaalka kula guulaysato kooxda ay xafiiltamaan kooxdaada waa arin gaar ah.

    Teves ayaa kooxda Man United kula guulaystay ka hor inta uuna u talaabin jaarkooda Man City isla markaas kula guulaysan horyaalka premier League.

    6.Henning Berg (Blackburn Rovers & Manchester United)

    7.Kolo Toure (Arsenal & Manchester City)

    8.Gael Clichy (Arsenal & Manchester City)

    9.Nicolas Anelka (Arsenal & Chelsea)

    10.Robert Huth (Chelsea & Leicester City)

    11.Mark Schwarzer (Chelsea & Leicester City)

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Gudoomiyaha Dhalinyarada Doowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa si adag uga

    February 5, 2026

    DEG DEG Dagaal Culus ayaa dib ugu qarxay magaalada Baydhabo

    February 5, 2026

    Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Farmaajo, ayaa goordhow u safray dalka

    February 5, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.