Close Menu
    What's Hot

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026

      AkhrisoF-35-tii shiishka lala helay – iyo Iiraan oo burburisay aaminaad laga qabay inaan diyaaradaas wax la gaarsiin karin

      March 21, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐡𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐞𝐞𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐤𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐢𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐥𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐛𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐚𝐲

      January 31, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

      March 21, 2026

      Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

      March 21, 2026

      MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

      March 21, 2026

      Madaxweyne Xasan Sheekh oo la filayo inuu la kulmo odayaasha dhaqanka ee KGS.

      March 21, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home » WARBIXIN: 10 Xiddig Oo Champions League Kula Guulaystay 2 Kooxood.

    WARBIXIN: 10 Xiddig Oo Champions League Kula Guulaystay 2 Kooxood.

    By radiohalgan.comMarch 19, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Kaliya 24 ciyaartoy ayaa nasiib u yeeshay in ay tartanka champions League kula guulaystaan kooxo badan waxana ka mid ah xiddigo badan oo waaweyn.

    Inaad ku guulaysato tartanka hal mar waxay noqonaysaa meesha ugu saraysa ee inta badan xirfada kubbada cagta, laakiin in aad ku guulaysato marar badan waa wax ay sameeyeen xiddigo aad u kooban.

    Warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa 10-ka xiddig ee ugu waaweyn ee tartanka kula guulaystay kooxo kala duwan.

    1.Toni Kroos – Bayern Munich (2013), Real Madrid (2016, 2017, 2018, 2022)

    Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Jarmalka ayaa door muhiim ah ka ciyaaray seddexleydii Bayern ee 2012-13, waxaana uu baaqi ku sii ahaa kooxda intii lagu jiray xilli ciyaareedkii ugu horeeyay ee Pep Guardiola, markaasoo 5/0 ku garaaceen Real Madrid isku darka labada lugood semi-finalka.

    Kadib wuxuu ku guuleystay koobkii adduunka wuxuuna ku biiray Los Blancos, isagoo ku guuleystay afar jeer Champions League sideed sano gudahood.

    2.Cristiano Ronaldo – Manchester United (2008), Real Madrid (2014, 2016, 2017, 2018)

    Ronaldo ayaa ku dhameystay gooldhaliyaha ugu sareeya tartanka shantii xilli ciyaareed ee uu qaaday koobka, markii ugu horaysay waxa uu kula guulaystay Man United kadib waxa uu 4 jeer kula guulaystay Real Madrid.

    3.Mateo Kovacic – Real Madrid (2016, 2017, 2018), Chelsea (2021):

    Xiddiga reer Croatia ayaa xiddig muhiim kaydka ah u ahaa Real Madrid 3 sano oo ay Real Madrid ku guulaystay champions League ka hor inta uuna chelsea kula guulaystay tartanka sanadkii 2021.

    4.Gerard Pique – Manchester United (2008), Barcelona (2009, 2011, 2015)

    Daafaca reer Catalan ayaa seddex kulan u saftay United guushoodii 2007-08, laakiin kuma jirin kooxdooda finalka. Pique ayaa door aad muhiim ugu ah u ciyaaray naadigiisii ​​caruurnimo.

    5.Clarence Seedorf – Ajax (1995), Real Madrid (1998), AC Milan (2003, 2007)

    Wali ciyaaryahanka kaliya ee champions League kula guulaystay 3 kooxood oo kala duwan.

    6.David Alaba – Bayern Munich (2013, 2020), Real Madrid (2022)

    7.Samuel Eto’o – Barcelona (2006, 2009), Inter (2010)

    8.Daniel Sturridge – Chelsea (2012), Liverpool (2019)

    9.Thiago Alcantara – Barcelona (2011), Bayern Munich (2020)

    10.Xabi Alonso – Liverpool (2005), Real Madrid (2014)

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Maraykanka oo bariga dhexe u diray Ciidamada ka booda Diyaaradaha

    March 21, 2026

    Sheekh Mustafa Xaaji “Diin ahaan ma bannaana in aynu hiil u noqono Israa’iil”

    March 21, 2026

    MW Laftagareen oo tababar u soo xiray Ciidamo Itoobiya u tababartay Koofur Galbeed

    March 21, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.