Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» WARBIXIN: 10 Xiddig Oo Aan Waligood Guuldaro La Kulmin Premier League Marka Ay Gool Dhaliyaan.

    WARBIXIN: 10 Xiddig Oo Aan Waligood Guuldaro La Kulmin Premier League Marka Ay Gool Dhaliyaan.

    By radiohalgan.comFebruary 24, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Premier League hadii ay tahay hada ama wakhti hore, waxa jira xiddigo ka nasiib badan xiddigaha kale gaar ahaan marka ay gool dhaliyaan.

    Waxa jira xiddigo badan oo aan waligood guuldaro la kulmin markasta oo ay gool u dhaliyaan kooxdooda horyaalka premier League.

    Hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa xiddigo aan waligood guuldaro la kulmin marka ay gool dhaliyaan premier League.

    1.Gabriel Jesus

    Xiddiga Gabriel Jesus ayaa u kala ciyaaray kooxaha Arsenal iyo Man City walina wax guuldaro ah lama kulmin marka uu gool u dhaliyo kooxdiisa.

    Xiddiga ayaa ciyaaray 73 kulan oo horyaalka ah oo uu gool dhaliyay waxana uu dhaliyay 60 gool isaga oo badiyay 55 kulan halka uu bar-baro galay 5 kale.

    2.James Milner:

    Khabiirka premier League ayaa ciyaarya 55 kulan oo premier League ah oo uu dhaliyay 54 kulan waxana uu badiyay 43 kulan halka uu bar-baro galay 11 kale.

    3.Darius Vassell:

    Haddii aad u malaysay in Haaland uu liiskan ugu sarreyn doono ciyaartoydii hore ee Manchester City, aad ayaad u khaldanayd.

    Seddexda ciyaaryahan ee ugu sareysa ayaa dhamaantood soo xirtay buluuga cirka, iyadoo Darius Vassell uu fadhiyay kaalinta seddexaad isagoo dhaliyay 52 gool 46 kulan oo kala duwan oo Premier League ah.

    Vassell ayaa dhaliyay 52 gool isaga oo dhaliyay 46 kulan sidaas darteed waxa uu badiyay 36 kulan halka uu 10 kale bar-baro galay.

    4.Diogo Jota

    Jota ayaa mar walba nasiib u ahaa Wolves iyo Liverpool tan ilaa markii uu premier League yimid isaga oo dhaliyay 56 gool 45 kulan oo uu ciyaaray isla markaas badiyay 38 kulan 7 kalena bar-baro galay.

    5.Erling Haaland:

    Xiddiga si deg-deg ah u koraya Liiskan ayaa ah Haland isaga oo dhaliyay 55 gool 34 kulan oo uu ciyaaray waxana uu badiyay 29 kulan halka uu bar-baro galay 5 kale.

    6.Salomon Kalou:

    Goolasha Premier Legaue: 36

    Kulamada uu dhaliyay: 32

    Rikoodhka guuldaro la’aanta: 29 guul, 3 bar-baro.

    7.Gabriel Martinelli:

    Goolasha Premier Legaue: 31

    Kulamada uu dhaliyay: 28

    Rikoodhka guuldaro la’aanta: 24 guul, 4 bar-baro.

    8.Oyvind Leonhardsen

    Goolasha Premier Legaue: 30

    Kulamada uu dhaliyay: 28

    Rikoodhka guuldaro la’aanta: 21 guul, 7 bar-baro.

    9.Pedro:

    Goolasha Premier Legaue: 29

    Kulamada uu dhaliyay: 27

    Rikoodhka guuldaro la’aanta: 26 guul, 1 bar-baro.

    10.Antonio Valencia:

    Goolasha Premier Legaue: 23

    Kulamada uu dhaliyay: 22

    Rikoodhka guuldaro la’aanta: 22 guul, 1 bar-baro.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.