Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    DEG DEG Ciidanka Puntland oo qabtay nin u dhashay Turkiga oo Daacish katirsanaa.

    June 14, 2025

    DEG DEG Dowladda Iiraan ayaa markii u horreysay ka hadashay khasaaraha soo gaarey

    June 14, 2025

    Sidee Iran ugu guuleysan karta dagaalka Israa’iil iyo reer galbeedka? 

    June 14, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      DEG DEG Ciidanka Puntland oo qabtay nin u dhashay Turkiga oo Daacish katirsanaa.

      June 14, 2025

      DEG DEG: Iran oo qorsheyn weerar ka dhan ah Saldhigyada Mareykanka ee Bariga Dhexe

      June 14, 2025

      Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Cirro), ayaa qorsheynaya inuu safar ku tag Addis Ababa

      June 13, 2025

      FAAH-FAAHIN CUSUB:- Dowladda Iiran ayaa shaaca ka qaaday

      June 13, 2025

      DEG DEG Dowladda Iiraan ayaa markii u horreysay ka hadashay khasaaraha soo gaarey

      June 14, 2025

      Sidee Iran ugu guuleysan karta dagaalka Israa’iil iyo reer galbeedka? 

      June 14, 2025

      DEG DEG Iran oo ku dhawaaqday in ay ka baxday wadadii diblomaasiyadda

      June 13, 2025

      WAR CUSUB:- Amiirka Qatar ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Mareykanka kadib!

      June 13, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Mayarka Magaalada Beledweyne Nadar Tabaax  ayaa saxiixday Mashruuca dhismaha wadda Laamiga ee Beledweyne.

      May 12, 2025

      DEG DEG Ciidanka Puntland oo qabtay nin u dhashay Turkiga oo Daacish katirsanaa.

      June 14, 2025

      DEG DEG Dowladda Iiraan ayaa markii u horreysay ka hadashay khasaaraha soo gaarey

      June 14, 2025

      Sidee Iran ugu guuleysan karta dagaalka Israa’iil iyo reer galbeedka? 

      June 14, 2025

      DEG DEG: Iran oo qorsheyn weerar ka dhan ah Saldhigyada Mareykanka ee Bariga Dhexe

      June 14, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

    Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 24, 20251 Min Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore

     

    Haddaba maxaa lagu haystaa Madaxweyne Traore?

     

    Haddii aan soo koobno waxaa lagu haystaa:

    > Maxaad Faransiiska iyo Mareykanka dalka uga saartay?

     

    > Maxaad khayraadka dalkaaga aad dadkaaga dib ugu celisay?

     

    > Maxaa kugu kalifaya in aad dhisto qaran casri ah oo isku filan, oo aadan bangi akoonti dalalka reer Galbeedka ugu lahayn?

     

    Haddii Galbeedka Afrika baraarugay, Bariga Afrika, siiba Soomaaliya, maxaa habisada saaray? Soomaaliya maxaa u diiday hoggaamiye leh astaamaha Ibraahim Traore oo aan amar ka qaadan shisheeye, oo aan canshuurta dadkiisa dalal shisheeye ku maalgashan?

     

    Haddii hoggaan suubaan la waayey, maxaa Soomaalida u diiday mucaarad daacad u ah dalka iyo dadka oo saddexdii biloodba aan dal shisheeye u duulin?

     

    Nala qaybso fiiradaada iyo falceliskaagaba.

     

     

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG DEG Ciidanka Puntland oo qabtay nin u dhashay Turkiga oo Daacish katirsanaa.

    June 14, 2025

    DEG DEG Dowladda Iiraan ayaa markii u horreysay ka hadashay khasaaraha soo gaarey

    June 14, 2025

    Sidee Iran ugu guuleysan karta dagaalka Israa’iil iyo reer galbeedka? 

    June 14, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    DEG DEG Ciidanka Puntland oo qabtay nin u dhashay Turkiga oo Daacish katirsanaa.

    June 14, 2025

    DEG DEG Dowladda Iiraan ayaa markii u horreysay ka hadashay khasaaraha soo gaarey

    June 14, 2025

    Sidee Iran ugu guuleysan karta dagaalka Israa’iil iyo reer galbeedka? 

    June 14, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.