Beledweyne(Radiohalgan.com)- Wararka aan ka heleeno magaalada Beledweyne iyo waliba Jowhar.
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Mudane Muuse Salaad Wehliye ayaa ku Soo wajahan Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan.
hadda soo maraaya duleed-ka Degmada Jalalaqsi Goob joogayaal ku suggan Jalalaqsi ayaa uu xaqiijiyay Radio halgan Gàwaari Dowlad Hirshabelle ay leedahay inneey hadda mareen Jiid Cadaha waxana Hogaminaayo Muuse Sallaad wehliye.
Dhanka kale Guddoomiyahii hore Gobolka Hiiraan Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow markii Xilka ku wareejiyo Guddoomiyaha Cusub Gobolka Hiiraan Muuse Sallaad
Ayaa waxa lagu wada in loo magacaabbo Wasiirka Waasaradda Gadiidka & Duulista Hawada Dowladda Hirshabelle Mudane Cabdullaahi Axmed Maalin Sufuroow
Waxii warar ah oo ku soo kordho kala soco marwalba Isha wararka
RADIO HALGAN
=DHAMAAD=