Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Madaxweynaha Soomaaliya ayaa gaaray Addis Ababa, caasimada Ethiopia.

      October 12, 2025

      Dowladda Soomaaliya oo Shaacisay gaariga lagu weeraray Godka Jilacoow

      October 4, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025

      Soomaali ku xirnayd Congo oo lasii daayay

      September 30, 2025

      Ingiriiska oo dhaqaale ku bixinaya sugidda Amniga Soomaaliya

      September 30, 2025

      Dhaqaale la’aan caqabad ku noqon karta Howlgalka AUSSOM oo soo shaac baxday

      September 29, 2025

      Aqoonsiga somaliland suuro gal mayahay? waxaa faah faahiyay prof: cabdiwahaab sheikh.

      August 15, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

      October 21, 2025

      Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

      October 21, 2025

      DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

      October 16, 2025

      Afgaanistaan & Pakistan waxa dhexmaray Dagaal oo culus .

      October 12, 2025
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Hindiya iyo Pakistan.

    Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Hindiya iyo Pakistan.

    radiohalgan.comBy radiohalgan.comMay 10, 20252 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Wararkii ugu dambeeyay ee dagaalka Hindiya iyo Pakistan.

     

    -Pakistan ayaa sheegtay in ay billowday howlgal militair oo loogu magac daray “Bunyan Marsoos” (oo micnaheedu yahay “Darbi adag oo aan la jabin”), iyadoo weerarro lagu qaaday xarumo ciidan oo ku yaal gudaha India iyo Kashmir-ta ay maamusho India.

     

    -Weerarada Pakistan waxay bartilmaameedsadeen saldhig diyaaradeed oo ku yaal Udhampur, garoonka diyaaradaha ee Pathankot, iyo bakhaar lagu keydiyo gantaalka BrahMos oo ku yaalla gobolka Punjab ee India, sida uu sheegay militariga Pakistan.

     

    -Warbaahinta India ayaa sheegtay in weeraradaasi ay ku dhinteen ugu yaraan 5 qof, oo ay ku jiraan guddoomiye degmo iyo ilmo laba sano jir ah, kadib markii la duqeeyay degmooyinka Rajouri, Poonch iyo Jammu ee Kashmir.

     

    -Sidoo kale, warbaahinta dowladda Pakistan ayaa sheegtay in la fuliyay weerar cyber ah oo lagu beegsaday nidaamka korontada ee India.

     

    -Ra’iisul Wasaare Shehbaz Sharif ayaa isugu yeeray Shir Degdeg ah oo Nabadgelyo Qaran, oo ay ku jiraan hoggaan sare oo go’aan ka gaara arrimaha nukliyeerka.

     

    -Dowladda India ayaa si ku-meelgaar ah u xirtay 32 garoon diyaaradeed oo ku yaal waqooyiga iyo galbeedka dalka.

     

    -G7 ayaa ugu baaqay labada dhinac in ay muujiyaan is-xakameyn, kana fogaadaan dagaal, iyagoo ugu yeeray in ay si toos ah u wada hadlaan.

     

    -Pakistan oo sheegtay in ay jabisay isgaarsiinta militari ee India iyada oo adeegsatay weerar cyber

     

    Militariga Pakistan ayaa sheegay in ay fuliyeen weerar cyber ah oo carqaladeeyay awoodda isgaarsiineed ee militariga India, gaar ahaan dayax-gacyada isgaarsiinta iyo hagidda ciidamada.

     

    Wararka ayaa intaa ku daraya in sidoo kale la beegsaday server-rada emailka dowladda India iyo mareegaha rasmiga ah.

     

    Pakistan waxay sheegtay in weerarkan uu qeyb ka yahay howlgalka “Bunyan Marsoos.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Add A Comment
    Leave A Reply Cancel Reply

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Duqeyn culus oo ka dhacday degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan

    October 21, 2025

    Khasaare ka dhashay shil tareen oo ka dhacay Dowlad Deegaanka Soomaalida

    October 21, 2025

    DEG DEG Madaxweyne Xasan Sheekh oo shir gudoomiyaya kulnak Golaha Wasiirada

    October 16, 2025
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2025 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.