Iiraan ayaa hadda sheegtay in la dilay taliyihii ugu sareeya ee hayโadda sirdoonka ee ilaalada kacaanka, ๐ ๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ต๐ถ๐บ๐ถ, iyo ku xigeenkiisa ๐ซ๐ฎ๐๐ฎ๐ป ๐ ๐๐ ๐ฎ๐พ๐ถ๐พ, waxaa sidaasi oo kale dadkii la dilay ka mid ahaa Taliye sare oo lagu magacaabo ๐ ๐๐๐ ๐ถ๐ป ๐๐ฎ๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฟ๐ถ, kuwaas oo lagu dilay weerar israa’iilย ย maanta ka fulisay gudaha Tehraan.
Iiraan ayaa sheegtay iyada oo taas ka jawaabaysa in iyada ay bartilmaameedsatay, xarumaha sirdoonka Isra