WAR DEG DEG AH: Iran oo go aan ku qaadatay in ay Duqeymo culus ku qaado Israa’iil.
Guddiga amniga Qaranka Dalka Iran , ayaa go’aamiyay in ay ciidamada Iran Weerarro culus oo aan xad lahayn ku qaadaan Israa’iil, kuwaasoo oo ay uga aargoosaneyso duqeymaha Israa’iil ay ka geysatay gudaha Dalka
Warbaakn waxaa baahiyay Tvga dowladda Iran.