Magaalad Xayfa ayaa u muuqata mid guud ahaanba ay Iraan dhulka la simeyso, Iraan waxa ay bur-burisay Kaabayaasha Dhaqaale iyo kuwa Militri iyado magaaladan ay tahay mid aad u muhiim marka la fiiriyo sida ay u marti galisay gooba xasaasiga ah ee Isra’iil iyadoo ay intaas u dheertahay Dakadda ay leedahay oo Isra’iil u ah il dhaqaale.
Wixii soo kordha kala soco radiohalgan.com