WAR CUSUB:- Amiirka Qatar ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Mareykanka oo ay ka wadahadleen arrimaha soo kordhay, gaar ahaan weerarka Israel ay ku qaaday Iran.
Inta uu socday baaqa, Amiirka Qatar waxa uu carabka ku adkeeyay in loo baahan yahay in laga shaqeeyo sidii xaalada loo dejin lahaa, xal diblumaasiyadeedna loo gaari lahaa.
Trump ayaa u xaqiijiyay Amiirka Qatar in ay diyaar u yihiin ka qeyb qaadashada xalinta xiisada si loo ilaaliyo amniga iyo xasiloonida gobolka.
Subscribe to Updates
Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.
WAR CUSUB:- Amiirka Qatar ayaa khadka taleefoonka kula hadlay Madaxweynaha Mareykanka kadib!
Related Posts
Add A Comment