Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      NISA oo sheegtay in la beegsaday guri ay ku shirayeen Al-shabaab oo ku yaala Jubbada Dhexe

      January 15, 2026

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

      January 15, 2026

      Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

      January 15, 2026

      Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

      January 15, 2026

      Justin Davis oo noqday Ku-Simaha Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya

      January 15, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland oo gaaray Luuq

    Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland oo gaaray Luuq

    By radiohalgan.comJuly 9, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweyne Kuxigeenka 1aad ee Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray Degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

    Wafdiga Madaxweyne Kuxigeenka Jubbaland ayaa isku dayaya in ay xaliyaan xiisadda beelo deegaanka ah oo ka taagan degmadaasi.

    Beelahan oo Jimcihii illaa iyo Axaddii ku dagaalamayay degmadaasi ayaa waxaa ku dhintay labaatan qof, iyadoo tiro kalena ay ku dhaawacantay.

    Dagaalka oo markii hore u dhaxeeyay laba beelood ayaa waxaa dib kaga biirtay beel saddexaad, taas oo sida la sheegayo ka carootay dil ay mid ka mid ah maleeshiyadaasi u gaysteen askari ka tirsanaa Saldhigga Booliska Luuq, laguna magacaabi jiray Cali Cabdullaahi Gardhuub, waana xilli xiisadda labada beelood ee kale ay ka bilaatay dil loo gaystay askari ka tirsanaa Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda ee degmadaasi.

    Beeshan dambe ayay wararku sheegayaan in ay si isu mida ula dagaalantay labada maleeshiyo, iyadoo dagaalka ay qayb ka ahaayeen askar ka tirsan kuwa Ciidanka Xoogga Dalka oo ku milmay colaadda beelaha.

    Madaxtooyada Jubbaland ayaa sheegtay in wafdiga Madaxweyne Kuxigeenka oo qayb ay ka yihiin xubno ka tirsan Goleyaasha Jubbaland iyo masuuliyiin ka socda Dowladda Federaalka ay nabadeyn ka dhex bilaabi doonaan beelaha, isla-markaana ay ka shaqayn doonaan, sidii salka loogu dhigi lahaa nabadgelyada deegaanka.

    Colaaddan ka soo cusboonaatay Degmada Luuq ayaa waxaa ku barakacay inta badan dadkii deganaa degmadaasi, waxaana ku basbeelay suuqii ganacsiga ee Luuq.

    Suuqa Waratada ee Degmada Luuq oo ku yiilay inta u dhaxeyso Saldhigga Booliska iyo Masjidka Al-Raxma ayaa ahaa ishii dhaqaale ee ugu muhiimsanaa deegaanka.

    Wararka ayaa sheegaya in ciidamadii iyo maleeshiyadii ku dagaalamay halkaasi, garab ka mida mooyee ay intii kale dibad joog ka yihiin magaalada.

    Wafdiga Maxamuud Sayid Aadan, Madaxweyne Kuxigeenka 1aad ee Jubbaland ayaa lagu wadaa in ay Degmada Luuq ka bilaabaan kulamo ay la qaadanayaan odayaasha qabaa’ilada, si xiisadda loo dejiyo, loogana wada hadlo wixii tabasho ah ee jira.

    Hay’adaha Dowladda Federaalka ayaa la filayaa in ay deeq raashiin gaarsiiyaan degmadaasi, si loogu qaybiyo bulshada deegaanka.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Kulan muhiim ah ayaa maanta dhexmaray Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Dowladda Hirshabelle,

    January 15, 2026

    Wasiir Fiqi “Shacabka reer Waqooyi Bari waxay maanta guranayaan mirihii adkaysigooda.”

    January 15, 2026

    Iiraan oo farriin u dirtay Trump oo u hanjabay

    January 15, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.