Close Menu
Radio Halgan
    What's Hot

    Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

    January 14, 2026

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

      January 14, 2026

      Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

      January 14, 2026

      Mareykanka oo daad gureynaya qaar kamid ah askartiisa ku sugan saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahay Bariga Dhexe

      January 14, 2026

      Muxuu daaran yahay Safarka Wasiirka Arrimaha Dibadda Turkiga ee Isutagga Imaaraatka Carabta?

      January 14, 2026

      Waddamada Afrikaanka ah ee ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland

      January 13, 2026

      9 qof ayaa lagu dilay weerar lagu qaaday maxkamad ku taal dalka Iran,

      July 26, 2025

      Soomaaliya iyo Azerbaijan oo iska kaashanaya dhinaca Difaaca

      July 25, 2025

      Jenaraal Biixi War Kasoo Saaray Dagaalkii Moqokori.

      July 8, 2025

      Maxaa lagu Xakumay Hooyo iska iibisay gabadheeda oo Lix jir ah?

      May 31, 2025

      Warbaahinta reer Galbeedka oo weerar culus ku haya Madaxweynaha Burkina Faso Ibraahim Traore 

      May 24, 2025

      Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania , Ilyaas Xasan, ayaa maanta magaaladda Dar es Salaam kula kulmay Xoghayaha jooogtada ah ee Wasaarada Arrimah Dibadda Tanzania u qaabilsan arrimaha Bariga Afrika , Danjire

      May 12, 2025

      Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

      January 14, 2026

      Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

      January 14, 2026

      Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

      January 14, 2026

      Mareykanka oo daad gureynaya qaar kamid ah askartiisa ku sugan saldhiga ugu weyn ee uu ku leeyahay Bariga Dhexe

      January 14, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio Halgan
    Home » Daawo:- DR. WAARE oo si la yaableh uga hadlay arrinta Masar iyo Itoobiya

    Daawo:- DR. WAARE oo si la yaableh uga hadlay arrinta Masar iyo Itoobiya

    By radiohalgan.comSeptember 22, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Madaxweynihii hore ee HirShabelle, haddana ah ku xigeenka Xoghayaha guud ee IGAD Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan magaalada Garoowe ee xarunta Puntland, isla markaana khudbad ka jeediyay shir sanadeedka Nabadda ee PDRC ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku aadan xiisadda Soomaaliya, Itoobiya iyo Masar ee ka dhalatay heshiiska badda ee Abiy Axmed uu la galay Muuse Bixi.

    Waare ayaa si aan gambasho lahayn uga hadlay loolanka Itoobiya iyo Masar ee Soomaaliya, kaas oo sii xoogeystay maalmihii lasoo dhaafay, kadib markii heshiis iskaashi difaac uu dhex-maray Muqdisho iyo Qaahira, kaas oo ay ka xumaatay Addis Ababa.

    Ku xigeenka Xoghayaha guud ee IGAD ayaa sheegay in labada dal ee Itoobiya iyo Masar aanay wax dan ah u ahaynin Soomaaliya, waxaana uu si weyn uga horyimid in xilligan Masar lagu soo dhaweeyo magaalada Muqdisho, isaga oo su’aal ka keenay halkii ay jirtay 30-kii sano ee ay burburka la daala dhaceysay Soomaaliya.

    30-kii sano ee ay burburka la daala dhaceysay Soomaaliya.

    “Itoobiya iyo Masar nin annaga qaraabo nala ah ma jiro 30 sano ayaan halkan joognay nooma imaan maxay hadda soo dooneen?#8221; ayuu yiri Maxamed Cabdi Waare.

    Sidoo kale wuxuu sii raaciyay “Qiil ayaan u raadineynaa Masar annagoo leh Islaam waayay, haddii ay Islaam tahay 30-kii sano ee la soo dhaafay xagee jireen?#8221;.

    Maxamed Cabdi Waare ayaa sidoo kale intaasi kusii daray in Itoobiya iyo Masar oo xuduud ahaan aad noogu now aanay garab qaban Soomaaliya, taas beddalkeedna ay jiraan waddamo kale oo ka dhow, isaga oo tusaale usoo qaatay dalalka Turkiga iyo Yemen.

    Taariikhdeenna markii ay Soomaalidu kala adkaan waysay Yemen iyo Turki ayay hub u kala doonan jireen hadda miyaan kala dooraneynaa kuwa Itoobiya la jira iyo kuwa Masar la jira? ” ayuu sii raaciyay.

    Waxaa kale oo uu Waare shaaca ka qaaday in arrintu haddii ay sidaan kusii socoto la waayi doono magaca Soomaali, isaga oo ka digay halis uu sheegay in dalka uu kusii socod.

    Sida aan hadda ku socono haddaan kusii socono 20 KM oo bad ah ayaan hadda la yaabanahay dad Soomaali la yiraahdo ayaa halkan daganaan jiray ayaa la dhihi doonaa” ayuu markale yiri madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee HirShabelle.

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

    January 14, 2026

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Radio Halgan Waa warbahin madaxbanaan oo ka howlgasho soomaaliya, waxeyna xooga saarta arimaha bulshada wararka soomaliya iyo caalamka,
    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) YouTube WhatsApp
    Top Insights

    Dhageeyso:- Wasiir Koroore anigoo Moog ayoow imagacabaay Waxaan ku arkaay Facebook Balse Waxeey Ceeb Ku tahaay Wasarada arimaha Gudaha

    January 14, 2026

    Axmed Madoobe: 20-ka Bishan hadii aan Jawaab laga helin Xasan Sheekh tilaabo go’aan ayaan qaadanaynaa.

    January 14, 2026

    Kulan gaar ah oo laga yeeshay Amniga magaalada Laascaanood

    January 14, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Saitco Ict Solution.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.