Close Menu
    What's Hot

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    • Home
    • Wararka
      1. Gudaha
      2. Calaamka
      3. AFRIKA
      4. View All

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026

      Itoobiya oo Eritrea ku Eedeysay qabsashada dhul iyo taageeridda Fallaagada

      February 8, 2026

      Maxay tahay xogta laga dhadhansaday beeninta DFS ee in ay xanibtay Shirkada Diyaaradaha Arkia?

      January 31, 2026

      𝐐𝐨𝐫𝐬𝐑𝐚𝐑𝐚 π–πžπžπ«πšπ«π€πš 𝐌𝐚𝐫𝐚𝐲𝐀𝐚𝐧𝐀𝐚 𝐞𝐞 𝐈𝐒𝐫𝐚𝐚𝐧 𝐞𝐞 π₯𝐚𝐬𝐨𝐨 π›πšπ§ππ‘π’π πšπ²

      January 31, 2026

      Trump oo shaaciyay in ciidan badan uu u diray Iran.

      January 28, 2026

      DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

      February 16, 2026

      Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

      February 10, 2026

      TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

      February 10, 2026

      DEG DEG Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa sheegay in

      January 31, 2026

      Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

      March 1, 2026

      Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

      March 1, 2026

      DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

      March 1, 2026

      DEG DEG Dawladda Iran ayaa si rasmi ah u xaqiijisay geerida hoggaamiyihiin sare ee Iran Aayatullaahi Cali,

      March 1, 2026
    • Cayaaraha
    • Dowlad Gibaleedyada
    • Arimaha Bulshadda
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Radio HalganRadio Halgan
    Home Β» Waa kuma ninka 6 sano kahor uu ku jiray damaca badda ee hadda fulinaya qorshaha Abiy?

    Waa kuma ninka 6 sano kahor uu ku jiray damaca badda ee hadda fulinaya qorshaha Abiy?

    By radiohalgan.comFebruary 23, 20242 Mins Read
    Share Facebook Twitter Telegram WhatsApp
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Telegram Email

    Ethiopia ayaa horraantii sanadkaan qaaday tallaabo ay ku dooneyso inay qeybo kamid ah badda Soomaaliya qaadato, ayada oo heshiis is-afgarad ay Addis Ababa ku kala saxiixdeen Muuse Biixi iyo Abiy Axmed.

    Ethiopia oo damaceeda lagu tilmaamo mid soo jireen ah ayaa waxaa lix sano kahor si cad u muujiyay Birhanu Jula, oo haatan ah Taliyaha Ciidanka Ethopia.

    Ninkaan ayaa markaas ahaa taliye xigeen, wuxuuna daba-yaaqadii 2018-kii uu sheegay in aysan jirin sabab ay Ethiopia usii ahaato bad la’aan, waxaana la rumeysan yahay in mayl adeyga arrintaan loogu dalac-siiyay taliye buuxa

    Waa waajib in (Ethiopia) ay saameyn ku yeelato Badda Cas,” ayuu yiri Birhanu oo markaas xusay in Abiy ay ka go’an tahay dhismaha ciidan bad oo xoog leh [taasi oo meel-mar noqotay].

    Si kastaba, Birhanu Jula haatan waa Taliyaha Ciidanka Ethiopia, damacii uu lix sano kahor ku taamayeyna isaga oo taliye xigeen ah ayuu maanta fulinayaa.

    Soomaalidu waxay tiraa β€˜Lax waliba shilalkay is dhigtaa lagu gawracaa’, halkaa innagaa is dhignay,” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo ka hadlay arrintaan iyo sida Ethiopia uga go’an tahay damaca guracan ee badda.

    Sidoo kale, Xildhibaanka ayaa Soomaalida ku booriyay in loo baahan yahay in aan dalkeenna difaacano, islamarkaana aynu dhisano ciidan tayo leh, si looga maarmo gacan hoorsiga dal shisheeye si uu inooga difaaco duulaanka cadowga.

    β€œDuniduna maanta waxay joogtaa xilli dalkii dayacan, dadkiisuna taag yaryihiin lagu durdurinayo,” ayuu yiri Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame.

    Waxa uu intaas kusii daray β€œHaddii damiir iyo dadnimo nooshahay sow ma habboona in aan dul istaagno xallinta sababihii shilalkaa ina dhigay? mise difaaca dalka waxaan ku halaynaa dal shisheeye, innagana danta shakhsiga ah iyo damaca qabiilka ayaa sii wadnaa?.”

    Share. Facebook Twitter WhatsApp
    Related Posts

    DEG-DEG: Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania ayaa qalinka ku duugay heshiis is-afgarad .

    February 16, 2026

    Itoobiya oo Xero Qarsoodi ah u dhisaysa Ciidamada RSF ee Suudaan ka dagaalama

    February 10, 2026

    TPLF ayaa ku eedeysay dowladda federaalka Itoobiya inay isku diyaarinayso Hawlgalo horleh.

    February 10, 2026
    Add A Comment

    Comments are closed.

    Subscribe to Updates

    Get the latest sports news from SportsSite about soccer, football and tennis.

    Connected Us
    • Facebook
    • Twitter
    • YouTube
    • TikTok
    • Telegram
    • WhatsApp

    Your source for the serious news. This demo is crafted specifically to exhibit the use of the theme as a news site. Visit our main page for more demos.

    We're social. Connect with us:

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Top Insights

    Dowladda Iiraan ayaa ku dhawaaqday 40 maalin oo baroor diiq Qaran ah, kadib

    March 1, 2026

    Maxaan ka naqaanau Hoggaamiyihii-ruuxiga Iiraan?

    March 1, 2026

    DEG DEG Iiraan ayaa ku dhawaaqay geerida Ayatollah Ali

    March 1, 2026
    Get Informed

    Subscribe to Updates

    Get the latest creative news from FooBar about art, design and business.

    © 2026 Radio Halgan. Designed by Talvo Technology.
    • Home
    • Wararka
    • Cayaaraha
    • Cookie Policy

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.